Home » Archive Bisha February, 2017

Midnimadu xaggee ka bilaabataa?

Feb 13, 2017
Markay ceelalyo heshiiso ayaa reer guri biyo cabbaan. Saldhigga midnimada soomaaliyeed waa in ay isku duubmaan madaxda dalka gaar ahaan baarlamaanka dhexdiisa iyo, Baarlamaanka iyo madaxtooyada , iyo madaxtooyada iyo golaha wasiirad. Waxaa iyana saldhig ah in madaxda dowlada dhexe oo isku duuban xiriir adag la leeyihiin madax goboleedyada oo aysan dhicin in la isu adeegsado golayaasha dowlada ama... 

Warasi Dr. Sulub oo talooyin muhim ah usoo jeediyay Madaxweyne Farmaajo iyo Shacabka

Feb 11, 2017
Dr. Abdurahman A. Noor Sulub oo talooyin muhim ah usoo jeediyay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Shacabka Soomaaliyed February 10, 2017. Waxaa maanta igu soo booqday xafiiskayga Dr. Sulub. Aniga oo ka faaideysanaya fursadaas ayaan Aqoonyahan Dr. Sulub weeydiyay sadex su’aalod oo kooban. Waxaa wareysigii aan la yeeshay Dr. Sulub uu u dhacay sidaan.   Waa maxay Hoggaamintu? Pof.... 

Sababaha ugu waaweyn ee madaxda soomaalidu la fashilmaan

Feb 11, 2017
Waxaan ugu horrayn eegaynaa sababaha daakhiliga ah oo labo qaybood kala ah: in laga waayo waxqabadkii laga filayey ama ay balanqaadeen ama masuuliyadooda shaqo ahayd iyo inay galaan gafaf waaweyn oo aan meekhaankooda u qalmin ama aan marna laga filaneyn. Qeybta 1aad: inay ka soo bixi waayaan xilkii saarnaa ama laga waayo wixii laga filayey ama ay balanqaadeen. Waxaa madaxdeenii kala dambeysey wada... 

Yididdiillada Dadkeenna

Feb 11, 2017
Ololihii doorashada madaxtinnimada Soomaaliya iyo loollameyaashii tartamay iyo xildhibaannada baarlamaanka ee codeeyay iyo madaxweynihii hore oo aqbalay tirsigii looga badiyay ayaa dhammaantood ah isbeddel siiyaalku tixgelin doono oo waayo badan la xusuusnaan doono. Qaabkii ay doorashadii 8-da bisha labaad, 2017-ka, ay u dhacday baa ahaa mid si walba u qurxoonaa oo qaarad walba, dal walba, magaalo... 

Isbadal iyo Rajo Soomaaliyeed

Feb 11, 2017
                                   Maqaalo taxane ah oo ku saabsan talooyin xukuumadda soomalia Qeybtii Koowaad  Waxaa Soomaalidu ku taahaysay ama Ilahay ka baryeysay ISBADAL khayr qaba muddo dheer. Hadaba waxaa xildhibaanadii Soomalida oo loo bixiyeye Xildhibaanada ISBADAL-DOONKA ah waxay uga jawaabeen rajadaas in ay doortaann Madaxweyna Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ballan qaadiyey... 
Halkudheg:

Farmaajo oo ku guulaystay doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya 2017

Feb 8, 2017
Maanta oo Abaco ah , Febaraayo 8,2017 waxaa ku guulaystay doorashada Madaxwayanaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxwayne Farmaajo ayaa 184 cod kaga guulaystay Mudanae Xasan Sheikh Maxamud, oo helay 97 cod. Madaxwaynihii hore ayaa tanaasulay in doorashadu u gudubto wareega sadexaad, sidaas ayaa Farmaajo ku noqday Madaxwaynihii Jamhuuriyada Faderaalka ee Soomaaliya. Isla goobtii... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...