Home » Archive Maalinta February 28th, 2017

Kulan Balaaran oo lagu Taageerayey Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ka dhacay Muqdisho

Feb 28, 2017
Kulan  balaaran oo lagu taageerayey Raiisul Wasaaraha Cusub ee Soomaali Xasan Cali Khayre  oo uu soo abaabuley  Ugaaska Beesha Murusade Ugaas  Cabdulaahi Ugaas Xaasi Faracadde ayna ka qeyb galeen siyaasiyiin odayaal dhaqameedyo oo isugu jirey Ugaasyo, Salaadiin, Malaaqyo, Wabaro, Garaado, Culumu’diin ururrada bulshada iyo Haween  ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho Xubnhii ka hadlay Kulanka... 

Madaxweyne Farmaajo “Waxaa bilaaban doona mashaariic lagu horumarinayo tirada iyo tayada ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Feb 28, 2017
Muqdisho, 26, feb, 2017– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa maanta kormeer ku tegay carunta Xabsiga Dhexe iyo Taliska Ciidanka Asluubta Soomaliyeed ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo, ayaa ugu horreyn ku ammaanay ciidanka iyo taliska asluubta sida ay u xanaanneeyaan carruurta marka hore aheyd darbi-jiifka ee waddooyinka... 

Afar Dhibaato Oo Walwal Ku Haya Ummada Soomaaliyeed

Feb 28, 2017
Dhibaatada Soomaaliya Saddex Arin ayaa Dusha looga saarey waxayna kala yihiin Qabiil, Qori iyo Qaad, hase yeeshe aniga waxaana ku darey Baraha Bulshada  oo aan uga dhigey midka Afaraad. 1-Qabiilka markaan Fiirno waa Mid Koowaad ee Bulshada Dhibaatada ku haya waxaana Caqabad ku yahay in Soomaaliya ay israacdo 2-Qoriga Markii ay Burburtey Dowladii Dhexe  ee Soomaaliya ayuu Qoriga uu Noqdey mid isna... 

Farmajo has failed the litmus test of honesty by naming a tainted person for the Premiership job

Feb 28, 2017
I have written favorably of Farmajo in the past, but his pick for the premier job has made me question my support for him. His pick for Khaire says a lot about what is to come in the next four years and I firmly believe his tenure will be another missed opportunity and a black spot on Somalia’s tumultuous struggle to pick itself up from the bootstraps. Needless to say that will be a big disappoint... 

Naaneysta Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre

Feb 28, 2017
Markii Raiisul Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu Raiisul Wasaare u Magacaabey Xasan Cali Khayre la sheegeyna in uu ka yimid Dalka Norway ayaa si aan wax Badan uga ogaado waxaan Teleefonka ka wacay Nin Odey ah oo degen Dalka Norway waxana u sheegey in Nin Dhinacooda ah loo magacaabey Raiisul Wasaare Markii aan arrintaas u sheegey ayuu I yiri “ Ninka Raiisul Wasaaraha loo Magacaabey Magaciisa... 

Waan ku jeclahay!

Feb 28, 2017
Waa runtay oo waan ku jeclahay. Jacaylka aan kuu qabo maaha mid aan adiga kuugu danaynayo ee waa mid aniga dantayda gaarka ahi ku jirto. Waliba jacaylka kaliya maaha ee in aan dantaada ka fakaro iyo in aan wax ku taro labadaba dantayda gaarka ah ayaa ku jirta. In aan ka hortago wax kasta oo dhib ah oo kugu soo fool leh iyo in aan ka shaqeeyo sidii aan kaaga dul qaadi lahaa dhibaatada hadda ku haysata... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...