Home » Archive Maalinta March 31st, 2015

Madasha Midnmada  iyo Dimoqaraadiyada oo ku Dhawaaqdey in Sannadka 2016-ka la qaban karo Doorasho Xor iyo Xalaal ah.

Mar 31, 2015
Waxaa Magaalada Muqdisho  lagu qabtey Kulan Balaaran  oo ay isugu yimaadeen Madasha Midnmada iyo Dimoqaraadiyada oo ka kooban Xildhibaano, Xisbiyo Siyaasadeed iyo Bulshada Rayidka, waxaana kulankaas looga Hadley Xaalada Siyaasadeed ee uu Haatan uu Dalka marayo iyadoo Kulankaas Diirada lagu saarey sidii Soomaaliya uga dhici lahayd Doorasho Xor Xalaal ah. Ugu Horeyn waxaa halkaas ka Hadley Gudoomiyaha... 

Maxaad kala socotaa Sida loo Wadaagey Xildhibaanada Goboladda Jubada Hoose iyo Jubada Dhexe.

Mar 31, 2015
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in horumar laga sameeyey soo xulista Xildhibaanada Dowled Goboleedka Jubbaland oo laysku haystey Maalmihii la soo dhaafay. Wararka laga helayo Odayaasha dhaqanka iyo Maamulka Jubbaland ee uu Hogaamiyo Shiikh Axmed Madoobe ayaa sheegaya in ilaa iyo hada lagu heshiiyey Xildhibaanadii  Maamulka Jubaland ka soo geli lahaa... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...