Home » Archive Maalinta March 16th, 2015

Shaqaale aad u fara badan oo laga eryey Dekedda Muqdisho oo Sameeyey Banaanbax Balaaran

Mar 16, 2015
Waxaa Saakey Albaabka hore ee Dekedda Weyn ee Magaalada Muqdisho ku hor Banaanbaxay Shaqaale aad u fara badan ka dib markii  laga eryey Shaqadii ay ka hayeen Dekedda Magaalada Muqdisho , waxayna Shaqaalahaas Banaanbaxooda uu ahaa mid Nabadeed iyadoo intooda badan ay siteen Kaararkodii Shaqo ee aqoonsiga . Qaar ka mid aha Shaqaaalaha Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho oo Wajiyadooda ay ka muuqatey... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...