Home » Archive Maalinta March 18th, 2015

Banaanbax looga soo horjeedo Xaalufinta iyo Boobka lagu hayo Badda Soomaaliya oo  ka dhacay Muqdisho.

Mar 18, 2015
Cabdulaahi Maxamed Shirwac “ Talyaaniga  laba arrimood mid ha yeelo in uu Soomaaliya Saaxiib la noqoto  iyo in uu na Bililleysato” Khadiijo Cabdulaahi Maxamed “Talyaaniga waa na yaqaan Dhagax ayaan  Dalkaan  uga saarney maanta oo  aan Xor nahay marnaba ka yeeli meyno in uu Baddeena Bilililqeysto”   Waxaa Fagaaraha Daljirka Daahsoon ee Magaalada Muqdisho  lagu qabtey Banaanbax Balaaran... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...