Home » Archive Maalinta March 23rd, 2015

Isbitaal Casri ah oo lagu magacaabo Muqdisho City Hosbital oo laga furey Magaalada Muqdisho.

Mar 23, 2015
Waxaa Dhawaan Magaalada Muqdisho laga furey Isbitaal Cari ah oo lagu magacaabo Muqdisho City Hosbital kaasoo lagaaga daaweyn doono Cuduro fara badan oo mararkii hore loo aadi jirey Dalka Dibadiisa . Isbitaalka oo ku yaalka Degmada Hodan gaar haan Xaruntii Dowladii Cabdiqaasim ayaa waxaa ka howlgala Dhaqaatiir isugu jirta Soomaali iyo Ajaaniib kuwaa oo ku takhasusey Cuduro kala duwan , waxaana... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...