Home » Archive Maalinta March 8th, 2015

“Waxaan ku laabtey Caseeyntii Kabaha markii la Dumiyey Iskuulkeygii ”

Mar 8, 2015
Da’diisu 9 Jir waxaa uu ka mid ahaa Caruurta ku shaqeysata Baalashle ama Caseeye ,waxaana ka mid ahaa dadkii uu macaamiisha la ahaa oo mudo Kabaha ka caseeysanayey , mar qura ayaa Bidhaantiisii waayey oo Xitaa waxaan waayey qof aan weydiiyo War iyo Wacaalkiisa, waxaana durba bilaabey in aan u wareego Canug kale oo oo Kabaha ii Caseeye oo aan Macaamiil ka dhigto. “Saakey markuu waagii baryey... 

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo kormeer kugegey Kampala

Mar 8, 2015
Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Gaaray Magaalada Kampalada Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo uu wehliyo Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa soo gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda halkaasi oo guddiyo ka tirsan Baarlamaanka aqoon kororsiyo uga soconayaan. Wafdiga... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...