Home » Archive Maalinta March 14th, 2015

Madaxweynaha Dowladda Federaalka oo kala Direy Golahii Adeegga Garsoorka

Mar 14, 2015
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Caydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf oo si weyn uga Soo Horjeestey Kala Diristaas Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu kala diray Golaha Adeega Garsoorka Dalka Wareegtada Xafiiska Madaxweynaha ka soo baxadey marka ay aheyd Taariikhda 11/3/2015-ka. ayaa la sheegay Wareegtadaan oo 11-kii Bishaan in wixii... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...