Home » Archive Maalinta March 27th, 2015

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Booqdey Dhaawacyadii lagu Daweynayay Isbitaalada Wadanka Imaaraadka Carabta.

Mar 27, 2015
Dr. Cabdisalaan Hadilye Cumar Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga ee Soomaaliya oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogey Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa booqasho ku tagey Isbitaalka weyn ee Askarta ee loo yaqaano (Zayid Military Hospital) ee ku yaal Caasimadda Wadanka Imaaraadka ee Abu Dhbi. Booqashada Wasiir Hadliye ayaa waxaa ku weheliya Danjiraha Soomaaliya ee u fadhiya... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...