Home » Archive Maalinta March 12th, 2015

Warar Dheeraad ah oo ka soo baxaya Qaraxyo iyo Weerar lagu qaadey Madaxtooyada Magaalada Baydhabo

Mar 12, 2015
Gaari yar oo lagu soo Xiray Walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay afaafka hore Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhaboo ee Xarunta Gobolka Bay. Warar Is Khilaafsan ayaa ka soo baxaya Qaraxaas Ismiidaaminta iyo sidii uu u dhacay iyadoo wararka qaar ay sheegeen in Qaraxaasi markii uu dhacay ka dib in Ciidan aad u Hubeysan ay Gudaha u galeen Xarunta Madaxtooyada oo ah meel si aad ah loo ilaalyo Warar... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...