Home » Archive Maalinta March 7th, 2015

Wasaarada Waxbarashada iyo Daladaha Dalka oo isku raacay in la qaado Imtixaan Qaran (National Exam)

Mar 7, 2015
Wasiirada Wasaarada Waxbarashada Drs Khadar Bashiir oo ay wahelinayaan Wasiiru dowlaha, Wasiir ku xigeenka, Agaasimaha Guud iyo Agaasimaha Waaxda Daladaha ayaa waxey kulan la qaadatay Daladaha Waxbarasha ahliga ee dalka ka jira. Kulanka ayaa waxa uu muhiimadiisa ahaa sidii Wasaaaradda iyo Daladha ay sanadkaan u qaadi lahaayeen Imtixaan Qaran oo ka dhaca Dalka taas oo ay soo dhaweeyeen Daladaha Waxbarashada... 

Somali Government warns illegal companies operating in Somalia

Mar 7, 2015
PRESS RELEASE 7/1/2015 The Ministry of Petroleum and Mineral Resources, Federal Government of Somalia has been closely monitoring the illegal activities of ARC, a Chinese company. ARC has been involved in the illegal digging and mining for minerals in the Simodi mountain ranges in the Awdal region of Somalia. These activities are a violation of Somalia’s territorial integrity and national sovereignty.... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...