Home » Archive Maalinta October 16th, 2014

Gabgablihii Batroolka ee Faraska Waalan Cayrinayey!!!

Oct 16, 2014
Booliiska dalka Norway ayaa xabsiga u taxaabay nin lagu magcaabo Magne Andreas Meier, waxana ninkaas maxkamad lasoo taagey August 26, 2005 kaddib markii lagu eedeeyey khiyaamo lacageed. Sida ay qortay Jariidada wax ka qorta arrimaha Ganacsiga Norway oo magaceeda la yiraahdo Dagens Naeringsliv oo kusoo baxda Afka Noorwijiyaanka [Dagens Næringsliv], ninkan lagu magcaabo Meier waxaa lagu soo eedeeyey... 

Taariikhda dhaw dib u jalleec: Xaqiiqada Dhabta ah ee ka dambaysa”Sharciga Batroolka Soomaaliyeed”…..

Oct 16, 2014
Bishii June 12, 2006, ayaa magaalada Malindi ee ku taal xeebta Kenya waxaa xukuumada DFKMG loogu soo bandhigay qoraal ka kooban 68 bog oo ku qoran “PowerPoint” oo nuxurkiisu ahaa sidii loo qaybsan lahaa Batroolka Soomaaliya, kaas oo ka gooni ahaa sharci ka koobanaa 49-qodob oo ku qoran 43-bog oo ah PDF “Draft” ah ‘Sharciga batroolka Soomaaliyeed” oo maraas gacanta... 

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya ee Maanta 

Oct 16, 2014
Somalitalk  16-10-2014 Guddiga la socodka Cuna-qabataynta Hubka Somaliya iyo Eritrea oo Warbixin hor leh ka qoray Soomaaliya. Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka Cunaqabataynta Hubka ee saaran Soomaaliya iyo Eritireeya ayaa warar hor leh ka qoray Soomaaliya gaar ahaana Dekadda Magaalada Kismaayo oo Dhuxusha si toos ah looga dhoofiyo.Warbixinta ayaa lagu sheegay in dhuxusha ka dhoofta... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Bujumbura kula kulmay Madaxweynaha Burundi.

Oct 16, 2014
Warsaxaafadeed Arbaco, 15 October, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa magaalada Bujumbura kula kulmay Madaxweynaha dalka Burundi, Mudane Pierre Nkurunziza, Madaxweyne ku-xigeenka, Mudane Prosper Bazombanza iyo xubno ka tirsan Xukuumadda oo ay kamid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Wasiirka Gaashaandhiga dalka Burundi, Waxa ayna ka wada hadleen xoojinta... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...