Home » Archive Maalinta October 6th, 2014

R.W Cabdiweli “Qabashada Baraawe waa dhammaadka Nabad-diidka Al-shabaab”

Oct 6, 2014
Warsaxaafadeed xafiiska raiisul wasaaraha: Mogadishu, 6, October 2014– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee (AMISOM) guulaha waaweyn ee ay ka gaareen howlgalka Badweynta India ee ka socda qaar kamid ah gobollada dalka. Wuxuna si gaar ah uga hadlay la wareegitaanka... 

Dagaal ka dhacay Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Oct 6, 2014
Wararka aynu ka heleyno degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saakay salaaddii subax kaddib uu halkaa weerar ka dhacay. Weerarkanayaa la sheegaya in ay soo qaadeen dagaalyahano ka tirsan Xarakada Shabaab kuwaasoo bar tilmaameedsanayay Fariisimada Ciidamada Dawladda iyo kuwa Amisom ay ku leeyihiin Magaalada dibadeeda. Dadka degaankaoo xili sii horeeyay Saxaafadda la hadlay ayaa... 

DIGNIIN CAAFIMAAD : AF CASEEYUHU SUN AYUU KUYAHAY BISHIMAHAAGA

Oct 6, 2014
Qaar kamid ah waxyaabaha la isku qurxiyo ee agteenna laga jecelyahay waxay wataan maadooyin kiimiko ah oo waliba dhib gaysanaysa .. Waxaa kamid ah haddaba waxyaabahan la isku qurxiyo af caseeyaha ama guduudsiga bishimaha, hadba qofku siduu uyaqaaNNo .. sidaa awgeed waxaan isku dayaynnaa bal inaan wax kaaga caddayno maadooyinkan si aad aqoon ugu yeelato waxa aad jidhkaaga dhigayso eed kusamaynayso.. WAXYAABAHA... 

Qabyaalad Federaaleedka Soomaaliya .

Oct 6, 2014
‘Hadafbaa dhismaha baarlamaan lagu hubeeyaaye, Hadbana shacabku caynkuu yahaa, lagu hogaanshaaye” Abdullahi S.Timacadde. Sida ay taariikhda nabaraysa soomaaliya ama ummada soomaaliyeed waxay soo martay marxalooyinka kaladuwan oo midkastaba huwantahay nidaamkeed gaar ah. sida Xeer Dhaqameedka, midkii Guumaysiga, Dimquraadiyada (Democracy), shuuciyada (Socialism), iyo Federaalka (Federalism). Hase... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...