Home » Archive Maalinta July 6th, 2014

Qarax ka dhacay Buuulo Xaawo oo ay ku dhinteen 5 askari ee dawladda Federaalka, iyo qarax kale oo ka dhacay meel u dhaw dekeda Xamar iyo goobo ka mid ah Kenya oo lagu laayey dad

Jul 6, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk July 6, 2014 – Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxay Dagaal ay Ciidamo ka tirsan Xarakada Shabaab ku qaadeen Gudaha Dalka Kenya, Weerarkaas ayaa waxaa uu ka dhacay Laba tuulo oo ku dhow Degmada laamuu, Weerarka hore ayaa waxa uu ka dhacay Tuulo lagu Magacaabo Mwanda Njoka waxaana halkaa lagu diley 10 Qof Guryo iyo Hanti... 

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa Dowladda ku eedeeyay in ay Masuul ka tahay Dilal iyo Qaraxada ku soo batey Muqdisho

Jul 6, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk July 5, 2014 · Qarax Ismiidamin ah ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Afaafka hore Golaha Shacabka ee Magaaladda Muqdisho ,waxaa Qaraxaasi la sheegey In ay Wayeelo ka soo gaartey Aaskar ka tirsan Cidamada Ilalinayey Xarunta Golaha Shacabka iyo Dad Barakacayaal ah oo ku dhawaa Xaruntaasi , waxaana Qaraxaani ka Hadley Laamaha... 

TARTANKII QUR,AANKA EE KOOFUR AFRIKA OO MAANTA FURMAY

Jul 6, 2014
Waxaa maanta oo ah 07da ramadaan kuna aadan 05/07/14 masaajidka imaamu shaafici ee magaalada Johannesburg ka furmay tartankii qur,aanka kariimka oo ay ku tartamaayeen dugisyada dalkan koofur afrika gaar ahaan jaaliyada soomaalida ee dalkan. Tartankan oo sanadkan ay ka soo qaybgaleen 10 dugsi oo ku kala yaalo gobolada dalkan koofur afriko ayaa waxaa ku tartami doono inta uu socdo 36 arday, waxayna... 

Xornimadii 1-da luuliyo iyo sida xaalku yahay maanta!!

Jul 6, 2014
Cabdinuur Faarax Maxamud Email guuleed72@hotmail.com Sallaamullahi calleykum Walaalaha Soomaaliyeed Ramadaan kariim dhammaatiin Meel kastoo aad ku sugantihiin iyo xaalkastoo aad ku sugan tihiin. 1da, Luuliyo waxay ku beegnaayd maalintii Soomaaliya noqotay Qaran madax banaan Waxayna xornimada ka qatatay Gumaysigii qarnigii 19,naad ee Reer Yurub siiba Ingariiska iyo Talyaaniga xiligaas Soomaalidii... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...