Home » Archive Maalinta January 14th, 2014

Qaar Kamid ah Ganacsatada Qurba Joogta ah ee Muqdisho Ku Sugan oo Rajo Xumo Ka Muujiyey Amaanka Magaalada Muqdisho

Jan 14, 2014
Ganacsatada ku Dhaqan Gobolka Banaadir gaar ahaan kuwa Qurbaha ka yimid ayaa qaylo dhaan ka muujiyey xaalada Amni xumo oo ay sheegeen inay kusoo korortay Caasimada Muqdisho taasoo ay sheegeen inay Dowlada Soomaaliya mashquul ku noqtay waxyaabo dantooda ah oo aan u adeegayn Bulshada soomaaliyeed Ganacsade Liibaan Xasan Cabdi oo Saxaafada kula hadlay gudaha Magaalada Muqdisho gaar ahaan goobtiisa Ganacsi... 

Xarunta Somali Women Developments Center (SWDC) oo Shir Jaraaid ku qabteen Haween ka Qayb galey Doorashadii Puntland

Jan 14, 2014
Waxaa Xarunta Somali Women Developments Center ( SWDC) maanta Shir Jaraaid ku qabtey qaar ka mid ah Haween lagu martiqaadey ka qayb galka Doorashadii 8 Janaayo ka dhacdey Magaala Madaxda Puntlanad ee Garoowe oo uu ku soo baxay Raiisuul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas kuwaas oo maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Muqdisho oo markii hore ka Ambabaxeen. Haweenka oo ... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...