Home » Archive Maalinta December 29th, 2013

Kulan la Tashi ah oo ay soo Qaban Qaabisey INTERNEWS-Somalia kuna saabsanaa sidoo loo Yagleeli lahaa Guddiga Xaquuqul Insaanka oo lagu qabtey Muqdisho.

Dec 29, 2013
Waxaa Hotelka Jazeera ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Kulan la tashi ah oo ku saabsan sidoo loo yegleeli lahaa Guddiga Xaquuqul Insaanka ee Heer Qaran , waxaana  Kulankaas ka soo qayb galey Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Garsoorka ,Xildhibaano , Hayadaha Xaquuqda Aadanaha , Bulshada Rayidka,  Culimaudiin , Haween  , Aqoonyahano iyo Marti Sharaf kale , waxaana Kulankaan soo qaban qaabiyey... 

Raiisul Wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed oo loo soo jeediyey in uu soo Magacaabo Wasiiro aan ka soo Tooseyn Madaxtooyadda.

Dec 29, 2013
Siyaasiga Xuseen Carraale Caddaan oo ka mid ahaa Xildhibaanadii Barlamaankii ku meel gaarka Soomaaliya ayaa muujiyay Taageerada uu u hayo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dhawaanta uu soo magacabay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya.Siyaasiga ayaa sheegey in Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya in looga fadhiyo inuu soo xulo wasiiro tayo leh isla markaana wax ka bedeli kara xaaladda waddanku... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...