Home » Archive Maalinta December 6th, 2013

Ra’iisul Wasaare Saacid “Alle ha u naxariistee, Xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed “Feysal” wuxuu ahaa shaqsi nagu weyn”

Dec 6, 2013
Muqdisho, December 6, 2013—–Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo dhamaan xubnaha golaha Wasiirada, ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed (Feysal) isaga oo xusay in xidhibaan Feysal uu ahaa shaqsi aad ugu weyn ummadda Soomaaliyeed, isla markaana kaalin muhiim ah uga jiray howlaha Qaranka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa yiri... 

Madaxtooyada Soomaaliya: Xafiiska Warfaafinta waxa uu raali gelin ka bixinayaa qalad ka dhacay mid ka mid ah howl-wadeenada.

Dec 6, 2013
Madaxweyne Xasan Sheekh” Nelson Mandela wuxuu ka mid ahaa hogaamiyayaasha dunida kuwooda aadka loo xushmeeyo” Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu uga tacsiyeeyey dhammaan umaddda Afrikaanka ah gaar ahaan Shacabka iyo Dowladdda K/Afrika geeridii ku timid Madaxweynihii Hore ee K/Afrika Nelson Mandela. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh... 

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaare “Saacid” oo si kulul u cambaareeyey qaraxii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magaaladda Boossaaso, tacsina u diray dadkii ku geeriyooday

Dec 6, 2013
Muqdisho, —Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey weerarka bahal nimada ee lagu xasuuqay dad shacab ah oo aan waxba galabsan “Waan cambaareynayaa qaraxii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Ee lagu laayay dadka shacabka aan waxba galabsan. Sidoo kale, Ra’iisul Wasaare Shirdoon ayaa tacsi u diray dadkii... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...