Home » Archive Maalinta October 26th, 2012

Daawo Q-1aad Video ay ku qiranayaan kuwii wax ka fuliyey Dilkii Dr. Axmed Xaaji Cabdirahman

Oct 26, 2012
Markale ayaa Shabakada Halgan shaacisay Vedio xasaasi ah oo ka hadlaya sidii loo dilay Dr. Ahmed Xaaji Abdirahman, cidii  dishay iyo cidii amarkeeda lahayd, xogtaan xasaasiga ah waxaa soo bandhigay gudi gaar ah  oo madaxbanaan oo loo xil saaray baaritaanka shirqoolkii lagu khaarajiyey Dr. Axmed Xaaji alle ha u naxariistee. Hoos ka daawo Sh. Maxamed Idris Axmed oo ka hadlaya  Taariikhdii iyo Manhajkii... 
Halkudheg:

Golaha Isutaga Masaajidda Woqooyiga Ameerika oo Tahniyadda Ciidul-Adxaa u diray Ummadda Soomaaliyeed

Oct 26, 2012
(The north America Council Of Imams) Golaha isutaga Masaajida ee W/maraykanka waxay tahniyad ku began Ciidul-Adhxaa ugu tahniyadaynayaan Dhamaan Umada Islaamka ah.Gaar ahaan Umada soomaliyeed,dal iyo dibadba. كل عام وانتم بحيرو, تقبل الله لنا ولكم صالح الآعمال . نهنئكم حلول العيد السعيد و نرجو لكم دوام... 
Halkudheg:

Dacwad la xiriirta dil oo ka socota Maraykanka ayaa Qareenada ka dhex dhalisay muran la xiriira in dhul-badeedka Soomaaliya yahay 200 mayl-badeed

Oct 26, 2012
Sababtoo ah fal-dembiyeedka dilka ah ayaa ka dhacay meel xeebta Soomaaliya u jirta 40 mayl-badeed, taas oo gudaha ka xigta 200 mayl-badeed ee Territorial Waters. Waxaana dhici karta in uu arrintaas kala xakumo Garyaqaan ka tirsan Maxkadda dhexe ee Maraykanka. Ahmed Muse Salad, Abukar Osman Beyle iyo Shani Nurani Shiekh Abrar ayaa lagu eedeeyey dacwad sababi karta in la dilo taas oo la xiriirta dil... 
Halkudheg:

Iyadoo weli ay Taagn tahay Cabashadii Bacadlaha Xamar weyne ayaa maanta loo sameeyey Munaasabad lagu Furayey Bacadlahaasi

Oct 26, 2012
Furitaankaan ayaa waxaa u ku soo beegmey Xili ay cabasho weyn ay ka soo yeereysey dadkii Sharciyan u haystay Dhulkaas kuwaas oo dhawaan soo bandhigey Dukumentiyo ay ku sheegayaan in ay leeyihiin dhulka Bacadlaha….. Munaasibad lagu furayay Bacadlaha Suuqa Xamar Weyne ee Magaalada Muqdiusho Munaasibaddaas ayaa waxaa ka soo qayb galeen Marti Sharaf ka kala socda qaybaha Bulshada iyo Maamulka Gobolka... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DF Shirdoon oo Hambalyada Ciida U Diraya Shacabka Soomaaliyeed Iyo Kan Dunida Muslimka.

Oct 26, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Farax Shirdoon ayaa u qornaa sidan: Muqdisho, Khamiis, Oct, 25, 2012—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) ayaa caawa ummaddaha Muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed hawada u marinaya dhambaal ku aadan farxada Ciidul Adxada. Baaq... 

Xaflad lagu Furayay Radio iyo TV Gaar u ah Waxbarashada oo Muqdisho lagu qabtay

Oct 26, 2012
Waxaa shalay oo Arbaco ahayd lagu qabtay Magaalada Muqdisho Xaflad si rasmi ah loogu daah-furayay Idaacad iyo Telefishin u gaar ah Waxbarashada oo lagu magacaabo Radio Iftin iyo Iftin TV. Idaacadda Iftin ayaa markii ugu horreysay Hawada si ku-meel-gaar ah u soo gashay 10 kii July ee Sanadkan si ay gacan uga geysato baahinta Waxbarashada. Xafladdaan waxaa ka soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee Bahda... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...