Home » Archive Maalinta October 16th, 2012

Yaa Banneeyay Boobka Suuqa Bacadlihii Xamar Weyne?

Oct 16, 2012
….  Suuqii dhibaatada badan soo maray oo rag ku hanta beeleen isla markaana la helayo dadkii Dhulka ku lahaa goobtaas in maanta xaqoodii la duudsiyo Cadaaladaradda intaa la eg anigu ma garan karo , ma Dawladda ayaa ka duwan Dawladdii hore oo inta dadkii Guryo u dhistay haddana u ogolaatay in ay ku wareejiso sidaa darteed Ganacsatadii Suuqaas xaqa u lahayd waxa ay il gaar ah ku eegayaan Madaxweyne... 
Halkudheg:

Yaa Banneeyay Boobka Bacadlihii Xamar Weyne?

Oct 16, 2012
Waxaa toddobaadyadaan la hadal hayay qorshe uu wado maamulka gobolka Banaadir oo dib loogu howlgalinayo bacadlihii hore ee degmada Xamarweyne, magaalada Muqdisho. Dhanka kalena waxaa jira cabashooyin sii badanaya oo ka soo yeeraya ganacsatadii hore ee suuqaasi oo maamulka gobolka Banaadir ku eedeeyay wax isdabamarin. Waxay ganacsatadu ku doodayaan in uu dhulkaas oo horay ay u sharciyaysay dowladdii... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya oo Arbacada Isu Diyaarinaya inuu Hor Tago Baarlamanka si uu Kalsooni uu Weydiisto.

Oct 16, 2012
Kulamo wada tashi ah ayaa maalmihii u dambeeyay waxaa uu si gooni gooni ah uga socday Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho taasoo laga tashanayo Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ee dhawaanta uu magacabay Madaxweynaha SoomaaliyaSaacid Faarax Shirdoon .Kulamadan wada tashiga ah ee laga yeelanayo Ra’iisul Wasaaraha horgeyntiisa Baarlamaanka ayaa iminka soo gaba gaboobeysa iyadoo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...