Home » Archive Maalinta October 15th, 2012

Xuseen Carab Ciise “Haddii aan ka Baxney Ku meel Gaarkii waa in ay Qaramada Midoobey naga qaado Cunaqabteynta Hubka”

Oct 15, 2012
Sii hayaha Xilka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa Qaramada Midoobay weydiistay in Soomaaliya laga qaado Cunaqabataynta dhinaca Hubka ah ee ssaaran. Mr Carab oo la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegey in Soomaaliya ay iminka ka baxday ku meel gaarnimadii isla markaana ay buuxisey Shuruudihii looga baahnaa sidaa darteedna ay weydiisanayso in Cuna qabataynta... 

Habraaca Kalsooni siinta Dawladda

Oct 15, 2012
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Axaddii 14 October ka dalbaday madaxweynaha in uu laba maalmood gudahood Baarlamaanka ku horkeeno ra’iisul wasaaraha magacaaban, Cabdi Faarax Shirdoon, si uu kalsooni u weydiisto. Gudoomiyaha baarlamaanku wuxuu madaxweynaha u bidhaamiyey in ay jiraan baahi iyo xaalado dalku ku sugan yahay oo hiil degdeg ah u baahan. Waxaan jeclaan... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...