Home » Archive Maalinta October 8th, 2012

Odayaasha Dhaqanka Beelaha Jareer Weeyne oo ka soo Hor Jeestay Maamul u Sameynta Kenya ee Gobolka Jubada Hoose

Oct 8, 2012
Kulan ballaaran oo ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Guurtida Beelaha Jareer Weeyne ayay kaga hadleen Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya. Kulankan oo ahaa mid ay u dhamaayeen Golaha Guurtida ayaa ugu horeynba waxaa halkaa ka hadlay Guddoomiyaha Golaha Guurtida beelaha Jareer Weyne Ugaas Aweys Shiikh Xuseen (Huneero) oo sheegay in ugu horeynba Kulankoodan Maanta ay ku soo dhaweynayaan magacaabista... 

Doha Center Media Fountion oo Deeq Lacageed soo gaarsiiyay Suxufiyiintii ku Dhaawacantay Qaraxii Guriga Hooyooyinka.

Oct 8, 2012
Deeqdan Lacageed ee la gaarsiiyay Saxafiyiinta ku Dhaawacantay Qaraxii The Village Bishii aynu ka soo gudubnay kana timid Ururuka Suxufiyiinta Doha Center Media ayaa waxaa Saxafiyiintaas gaarsiiyay Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaano Nusoj. Lacagtaas oo dhameyd illaa Afar Kun oo Doolarka Maraykanka ah ayaa waxaa la guddoonsiiyay Saxafiyiinta kala ah. Cabdullaahi... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...