Home » Archive Maalinta May 18th, 2012

Somalia: No justification for ratifying the Draft Constitution

May 18, 2012
In due consideration of the widespread opposition to the draft constitution, the international community and the Transitional Federal Government (TFG) should honor the opinions of the concerned Somali stakeholders and desist from its ratification crookedly. The 1960 constitution and the Transitional Federal Charter (TFC) provide sufficient legal basis for the formation of new national interim authority... 
Halkudheg:

DHACDOOYIN LALA YAABO OO AY SAMEEYEEN GANACSATO KU SUGAN DALKA KENYA (Warbixinno Xasaasi ah).

May 18, 2012
  Dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi oo ah Magaalo ay Soomaalida ka soo qaxday gudaha Soomaaliya ay aad u deggan yihiin waxaa sanadihii ugu dambeeyay si xawli uga socday Ganacsi aad u ballaaran oo dhinac walba leh, waxay ganacsatada Soomaaliyeed muujiyeen dadaal aan la qiyaasi karin iyagoo qaar badan oo ka mid ah uu ganacsigooda noqday mid sameeyay horumar la taaban karo runtiina Soomaalidii... 
Halkudheg:

Askari ka Tirsan Ciidamada Itoobiya ee ku Sugan Deegaanka Yurkud oo isku soo Dhiibey Xarakada Al-Shabaab

May 18, 2012
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo waxay sheegayaan in Maanta Xarakadda Alshabaab uu isku soo dhiibey Askari ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee Ku sugan Deegaanka Yurkud ee Gobolka Geddo waxaana Sarkaalkaan uu ka mid aha Guuto Ciidamada Itoobiya Halkaa ku sugnaa gaar ahaan ku loo yaqaan Shiishka. Askarigaana ayaa markuu ka soo fakenayey Ciidamada Itoobioya waxaa la sheegey in uu markiiba uu gaarey... 
Halkudheg:

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.

May 18, 2012
  Muqdisho, Jimco,May 18, 2012, — Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo maanta si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Islaan Bashiir, ayaa waxaa Garoonka Muqdisho ku soo dhaweeyay Ugaas Maxamuud Cali Ugaas Cabdulle, Salaadiin, qaar ka mid ah Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed, Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, Xildhibaano,... 
Halkudheg:

Dastuurka dad wareeriska ah iyo danaha ka dambeeya..! (Qalinkii Maxamed Xaaji)

May 18, 2012
CARAWEELO ama ARAWEELO sida la sheego waxay la maqan tahay godobtii ragga oo ay DHUFAANI jirtey waloow ay ku baxday gacanta ninkii ay is tiri ”WAA DOQONE ISKA DAA” kaasoo ahaa ‘ODAY BIIQE’ lkn halkii ay howlmaalmeedkeeda ku qabsan jirtey oo lagu sheego meel ka mid ah buurta DAALO ayay ilaa maantadan dadku booqdaan iyadoo ay RAGU dhagxiyaan meeshii balse Waxaa CAJIIB ah in ay... 
Halkudheg:

“Dagaalkii 77 ayaa la’iqabtay anigoo 13 jir ah” Q.1aad

May 18, 2012
Assalaamu Calaykum walaalaha qeymaha iyo qaayaha badan ee kuxiran websitekan ukhidmeeya shacabka Soomaaliyeed. “Waxaa la’isoo qabtey anigoo 13 jir ah waxaana ka soo baxay markaan 24 jirsadey, sanadka markuu ahaa 1988” Waxaa sidaas kubilaabey qisadiisa Sheekh Abubakar oo horey la oron jirey Markab Gashow oo 7sano kahor soo galay diinta Islamka. Waa sheekada aan doonayo inaan idinla... 
Halkudheg:

Hadallo Is-khilaafsan oo ka soo baxaya qaabka loo ansixinyo Dastuurka Qabyada ah

May 18, 2012
Wasiirka Warfaafinta DFKMG Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) ayaa sheegay in aan Dastuurka qabyada ah aan la ansixinayn ayadoo aan shacabka loo soo bandhigin, sidaas waxa uu May 18, 2012 u sheegay idaacadda ku hadasha afka DKMG. Sidoo kale warsaxaafadeed Khamiistii ka soo baxay Golaha Wasiirada DFKMG ayaa sheegay sidan “Waxaa lagu wadaa in Qabyo Qoraalka loo soo bandhigo shacabka maalmaha... 
Halkudheg:

Maaxi oo u sharaxan Madaxweynanimo ayaa si weyn u dhaliilay ansaxinta qabyo qoraalka Dastuurka.

May 18, 2012
Hogaamiyaha Xisbiga Midnimadda Bulshada Soomaaliyeed SSUP mudane Yaasiin Maaxi Macalin ayaa si weyn u dhaliilay ansaxinta qabyo qoraalka Dastuurka. Hogaamiye Maaxi oo ka mid ah murashaxiinta u taagan xilka madaxtinimadda soomaaliya ayaa ku eedeeyay Dowladda KMG iney si qasab ku dooneeyso in lagu meelmariyo ansaxinta dastuurka qabyadaha bacdamaa ay ka soo horjeesteen intii ugu badneed shacabiga soomaaliyeed ’’’... 
Halkudheg:

Prof A. I. Samatar and his fallacy on the new life in Mogadishu

May 18, 2012
By Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) engabdirahman@gmail.com, ayarisow@opm.gov.so In response to Professor Abdi Ismail Samatar’s article entitled “UN threatens the Somali democratic movement” which he raised a number of questions including what is a Roadmap? And who is Spoiler? (Read Prof. Samatar Article from Aljazeera Opinion’s page) https://somalitalk.com/2012/05/18/prof-samatar/ While... 
Halkudheg: ,

UN threatens the Somali democratic movement

May 18, 2012
Abdi Ismail Samatar Abdi Ismail Samatar is professor of geography at the University of Minnesota and a fellow at the University of Pretoria. Moves by the United Nations to cow the Somali democratic movement are unjust and won’t succeed, says the author Published by Aljazeera Opinion’s page, May 9, 2012 Minneapolis, MN – On May 1, 2012, the UN Special Representative (SR), The African... 
Halkudheg:

Xukuumadda KMG oo Sheegtay in si wanaagsan loo soo dhaweeyey odayaasha Dhaqanka ee ka qaybgalaya shirka Muqdisho

May 18, 2012
“Maalmihii la soo dhaafay Madax Dhaqameedka waxaa u socday barnaamijyo loogu sharaxayey nidaamka iyo habkii ay u soo xuli lahaayeen Ergada Ansixinta Dastuurka. Waxeyna fursad u heleen ay ku akhristaan dhammaan heshiisyadii Garowe I, Garowe II iyo kii Gaalkacyo…”  warsaxaafadeedka oo dhan hoos ka akhri: Shirkii Golaha Wasiiradda Muqdisho, 17 Maarso 2012 (Muqdisho, 17 May 2012) Shir... 
Halkudheg:

Muqdisho: Hogamiyaha Xisbiga dadka oo isu sharaxay Xilka Madaxweynanimo

May 18, 2012
…waxana uu sheegay in uu dalka Isbedel lixaad leh ka sameyn doono haduu ku guuleysto doorashada soo socoto Prof. Saciid Ciise Maxamuud Gudoomiyaha Xisbiga dadka oo ka mid ah axsaabta siyaasadeed ee dalka ka jirta ayaa maanta ku dhawaaqay inuu ka mid yahay musharaxinta u taagan doorashada soo socota ee xilka madaxweynaha Somalia, isagoo dhinaca kalena faahfaahin ka bixiyey waxyaabaha u qorsheysan... 

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo ka qayb galay kulan looga hadlay Xoriyadda-qowlka

May 18, 2012
Warsaxaafadeed: Muqdisho, Khamiis, May 17, 2012—————-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay kulan labo maalmood ka soconayay Xalane kaa oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Dastuurka iyo Warfaafinta loogana hadlayay Qebyo-Qoraalka Dastuurka ee ku aadan Arrimaha Xuquuqul Insaanka. Ugu horeyn Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta, Cabdulaahi Bille... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...