Home » Archive Maalinta January 20th, 2012

Xisbiga Hiil Qaran oo si kulul u Cambaareeyey Xasuuqa Ciidamada Kenya ka gaysanayaan qaar ka mid ah Gobalada Soomaaliya.

Jan 20, 2012
Xisbiga Hiil Qaran ayaa xaruntiisa Magaalada Muqdisho waxa uu ku qabtay shir jaraa’id balse ka hor inta uusan shirku bilaaban ayaa saxaafadda loo soo bandhigay sawirada shacab Soomaaliyeed oo diyaaradaha Kenya dhibaato ku gaarsiiyeen qaar ka mid ah Gobalada Soomaaliya kadib markii 16-kii bishii October ee sanadkii hore ciidamada Kenya soo galeen gudaha dalka Soomaaliya. Shirkaasi jaraa’id ayaa... 
Halkudheg:

Yaxye Shariif wuxuu Dhalan yahay 18 Maalmood wuxuu Dhashey isagoo Dhabarka ka Daloola Maalmo kadibna isku Bedeshay wax u eg Buro wuxuu u baahan yahay Gargaar deg deg ah

Jan 20, 2012
Yaxye Shariif Sheekh Cabdullaahi Cali wuxuu dhalan yahay mudo 18 maalmood ah, wuxuu ku dhashay Isbitaalka SOS, markii dibadda looga soo saaray caloosha hooyadiisa ayaa dhakhtarku ku arkay meel weyn oo dalool ah oo u dhexeya Dhabarka iyo Daba-Gaminta, wuxuuna dhakhtarkii ku wargeliyey Waalidkiisa in ay la xariiraan dhakhaatiirta ku shaqada leh arrimahaan oo kale. Aabbe Shariif iyo Hooyo Sacdiyo waxay... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...