Home » Archive Maalinta December 31st, 2011

Shirkadda Tawakal 00 Aqoon is weydaarsi iyo Tababar ku saabsan ka hortaga lacagaha sharcidarada iyo la dagaalanka lacagaha Burcad badeedka ka furtey magaalada Garoowe ee Puntland. Diseember 27-ka ilaa 30-ka

Dec 31, 2011
Tababaro iyo Aqoon is weydaarsi aad u qota dheer oo looga hadlayey ka hortaga lacagaha sharci darada ah ee aan kasab hufan ku iman iyo la dagaalanka lacagaha burcad badeedka ayaa maanta ku soo xirmay caasimada Garoowe ee Puntland. Tababaradan oo socdey muda afar casho ayaa waxaa lagu falanqeeyey arrimahan soo socda:  Ilaalinta qawaaniinta caalamiga ah ee shuruucda khaaska ah ee Ganacsiga Hawlaha... 

Gabay; Gocasho

Dec 31, 2011
Asalaamu calaykum waraxmatulahi wabarakaatuhu walaalayaal waxaan halkaan doonyaa inaan kusoo gudbiyo maanso yar oo magaceeda la yiraahdo (Gocasho) taasoo ka tarjumaysa dhibaato iyo geeri naxdin leh oo igu dhacday anoo jooga qurbaha kana fog ehelkayga oo laygu soo sheegay talefan taasoo xanuun gaara igu qabatay erayadaan ayaan kaga tiraabayaa xanuunka ay leedahay geerida kugu soo gaarta go.doonka qaxootinimo... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha iyo wefdigiisii oo galabta caasimadda dib ugu soo laabtay kadib todobaadyo uu ku tegay degaanada Puntland

Dec 31, 2011
Wefdigii ballaarnaa ee uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka iyaga oo ka soo ambabaxay magaalada Bosaaso ee xarunta maamulka Puntland halkaasoo booqasho labo todobaad qaadatay uu ku tegay. Ka hor inta uusan ka soo dhoofin Ra’iisul Wasaare Gaas magaalada Bosaaso ayaa waxaa garoonka u soo... 

Dhegeyso Gabay Ku Wajahan Mahiiga: “Muddaahano”

Dec 31, 2011
Gabaygan “Muddaahano” abwaanku wuxu kaga hadlayaa Mahiiga iyo majaxaabinta uu Soomaaliya la damacsan yahay. Mahiiga oo ah Wakiilka Xoghayaha QM u qaabbilsan Soomaaliya ayaa ah nin isagu ku mashquulsan inuu Soomaali kala qaybqabiyo, haddaba abwaanka ayaa Mahiiqo kula hadlaya gabay xambaarsan farriin u tilmaamaysa sida Ilaahay garabkiisa uga baxay oo uu ku guul darraystay dhibaatada uu dalkeenna... 
Halkudheg:

Kulankii aan la yeeshay taariikhyahan Aw Jaamac Cumar Ciise

Dec 31, 2011
بسم الله الرّحمن الرّحيم Taariikhdu markii ay ahayd 5-12-1432H, oo ku beegnayd 1-11-2011, habayn Arbaco soo gelayso, salaadda cishe kadib, siddeedii fiidnimo iyo daqiiqado, waxaan kula kulmay hotelka Qasri alsuyaax, ee ku yaalla Xaafadda Alraas ee magaalada Dubai, dalka isutaga imaaraadka carabta, taariikhyahanka weyn ee soomaaliyeed Aw jaamac Cumar Ciise, Alle ha dhowree cimrigiisana... 
Halkudheg:

Waxyaalaha laga faa,iidi karo Maxaadaradii Sh. Cabdiqadir Nuur Farax ee shirkii garoowe.

Dec 31, 2011
Sida la wada ogsoonyahay waxaa markii ay taariikhdu ahayd December 21, 2011 ka furmay magaalada garoowe shir loogu magic daray WADA TASHI, shirkaas ayaa waxaa maxaadaro gaaban oo socotay 7 daqiiqo ku furay Sh. Cabdiqadir Nur Faarax. Oo ka mid ah culumada soomaliyeed ee hatan ku dhaqan soomaaliya. Haddaba inta aanan ka hadlin waxyaalihii laga faaiiday kalmada shiikha iyo dacaayado lagu qoray shabakada... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...