Home » Archive Maalinta December 28th, 2011

Baaq beesha Leelkase ay ka soo saartay dilkii Dr. Axmed Xaaji

Dec 28, 2011
Salaaddii casar ka dib ayaa lagu qabtay guriga ugaaska beesha Leelkase ee magaalada Galdogob kulan ballaaran oo ay ka soo qaybgaleen Isimada, cuqaasha, aqoonyahanka, culuma’udiinka, ganacsatada, dumarka, dhallinyarada iyo warbaahinta. Waxaana ugu horrayn goobta laga akhriyey bayaan ka kooban sagaal qodob oo beeshu ku soo bandhigtay natiijadii baaritaankii ay ka samaysay dilkii loo gaystay Dr.... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo booqday Maxjaro ku yaala Bosaaso iyo Jaamacadda Bariga Afrika

Dec 28, 2011
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG soo gaaray Bosaaso kadib safar dhanka dhulka ah oo uu kaga soo ambabaxay Garowe Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo oo safar dhanka dhulka ah saaka aroortii kaga soo ambabaxay magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ayaa... 
Halkudheg: ,

Musharixii u Horreeyay ee Jagada Guddomiyaha Baarlamaanka oo Maanta Isa Soo Sharaxay

Dec 28, 2011
Xildhibaan Shiikh Nuur Cali Aadan oo ka mid ah xildhibanada Barlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa noqday Musharixii u horeeyay oo shaaciyay inuu isu soo taagayo Jagada Guddoomiyaha Barlamanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaanka oo maanta Magaalada Muqdisho Saxaafadda kula hadlay ayaa ka war bixiyay waxyaabaha uu qaban doono haddii uu noqdo oo loo doorto Guddoomiyaha Barlamanka Soomaaliya. Xildhibaan... 
Halkudheg: ,

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo maanta booqday dhaawacyadii dadkii wax ku noqday dhacdadii shalay

Dec 28, 2011
Duqa magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in aaneey waxba ka hakran doonin dadkii waxyeeladu ay ka soo gaartay shilkii gaari ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo ay dhibaato xoog leh ka soo gaartay taageerayaashii ciyaartooyda degmada Wadjir. kadib kormeer uu maanta ku tagay mudane Maxamuud Axmed nuur Tarsan Cisbitaalka Madiina oo ay ku jiraan dhaawacyo... 

Imaam Shiikh Shaafici oo shabaab Aamusiiyey !!!!

Dec 28, 2011
Akhristoow waa Cashar kale oo ku saabsan silsiladdii Shareecadda iyo Shabaab, oon maantana ku fiirin doono Cilmiyarida Shabaab Haysata iyo Nusuusta oo barkeedana la daliilsado, Barkeedna Busto la huwiyo ama kubeerto sidaad u taqaan. Waxaa jirtay Cajallad aan ka Dhageysta Shiikh Xasan Turki oo uu jihaadka kaga sheekeenaayey, Akhristoow waxaan ka tiriyey 47 Aayadood oo Jihaadka ku saabsan iyo Seddex... 
Halkudheg:

Somalia’s Roadmap Conspiracy unveiled in Garowe

Dec 28, 2011
Holding a Somali conference in Garowe, the capital of Puntland State was high praise for the local population and opportunity for all Somalis to engage a genuine national reconciliation. Puntland State duly represents the interests of one sub-clan of one of the 4.5 Somali clan families. However, the population of Puntland State has no responsibility for the flaws and self serving outcome of a conference... 
Halkudheg: ,

MAAMULKA MADARASADA XAMXAS CENTER AYAA MAANTA DALXIIS U QAADAY 42 ARDAY OO KU GUULAYSTAY TARTANKII GUUD AHAAN EE MADARASADAASI KA SOCDAY

Dec 28, 2011
Madarasada Xamzaas Center oo ka mida madarasadaha ugu caansan ee ku yaala magaalada Cape Town isla mar ahaantaana ku caanbaxday kor uqaadista aqoonta Ubadka Soomaalida ee ku dhaqan Dalka Koonfur-Afrika. Ayaa waxaa maanta maamulka madarasadaasi ay safar dalxiisa u sameeyeen 42 Arday oo ku guulaystay tartankii kasocday guudaha qaybaha kala duwan ee madaariska Xamzaas Center ee ku yaala gudaha Xaafada... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...