Home » Archive Maalinta December 6th, 2011

Colaada culumada iyo ciyaarta cusub ee salafiyiinta soomaaliya

Dec 6, 2011
Bismillaah, siyaasada wasaqeysan ee soomaaliya waxey sharafta kaqaaday cid waliba oo lug ku yeelatay, waxey shacabka ka hor keentay dad marki hore aad ugu dhawaa, soomaalidu waxey naceen dhamaan dadki ka qeyb qaatay isjiidjiidka siyaada soomaaliya, Arintaas waxaad moodaa in culumadu eysan darsi ka qaadanin. Waxaa jirtay in mudadii ey hogaamiya kooxeedyadu ku dagaalamayeen hubka in culumadu isku garaacayeen... 
Halkudheg:

Cambaareynta Danjire Ogostino Mahiga oo si weyn isu soo Tareysa ka dib Markii uu sheegey in Soomaaliland ay Mudan tahay in ay Soomaalia inteeda kale ka Go’do

Dec 6, 2011
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Siyaasadda Soomaaliya iyo doorka Ergeyga qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ogostiino Mahiigga. Kulankan oo muddo dheer soconayay ayaa markii uu soo gaba gaboobay waxaa saxaafadda la hadlay qaar ka mid ah xildhibaanadaas oo ka hadlay waxyaabihii ay ka hadlayeen. Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi... 
Halkudheg: ,

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee dowladda Talyaaniga

Dec 6, 2011
Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee dowladda Talyaanigu u soo magacowday dalka Soomaaliya Ambassador Andrea Mazzella kaasoo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Intii uusan la kulmin Ku-simaha R/wasaaraha Amb. Mazzella ayaa waxa uu kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane Sheekh... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ayaa soo gabogabeeyey booqashadiisii Kuwait soona gaaray Nairobi

Dec 6, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo beryahan ku joogay booqasho rasmi ah dalka Kuwait ayaa si heer sare ah loo soo sagootiyey oo uu Ra;iisul Wasaaraha Kuwait iyo golahiisa wasiirada ay soo ambabixiyeen halkaas oo kaarbet guduuudan loo dhigay, isla markaana salaan sharaf ka qaatay cutubyo ciidanka Kuwait ka tirsan. Ra’iisul Wasaaraha... 
Halkudheg:

Reer Doxa/Qatar oo ka tacsiyeynaya geeridii Dr. Axmed Xaaji Cabdaraxmaan iyo wadanka Lusaka – Zambia oo iyaguna utacsiyaynaya.

Dec 6, 2011
بسم الله الرحمن الرحيم إنا لله و إنا إليه راجعون إن لله ما أعطي وله ما أخذ ولكل شيء عنده بقدار Dhamaan culimada ,odayaasha dhaqanka iyo dhamaan jaaliyada somaaliyeed ee kudhaqan dalka Qatar waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ooga direynaa  eheladii ,asxaabtii ,bahda culimada iyo dhaman umada somaaliyeed  geeridii... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...