Home » Archive Maalinta December 7th, 2011
Tacsiyada:waxaa diraya tacsidan hayada culimada soomaaliyeed iyo Golaha dacwada Albayaan
Bayaanka hay’adda culimada soomaaliyeed ee ku aadan dilkii Dr.axmed xaajic/raxmaan
Hay’adda culumada soomaaliyeed ayadoo eegaysa xaaladda dalku marayo , isbadallada ka dhacaya ,,iyo dhacdooyinka cusub uu ay ka mid tahay dilka Dr. axmed xaaji c/raxmaan,waxay soo saartay qodobadaan:
Halkan ka akhri qoraalkii oo PDF ah
Halkan ka akhri bayaankii Golaha Dacwada albayaan PDF
1-hay’addu...
Gabay ku Saabsan Duulaanka Kenya Soomaaliya ku soo Gashay iyo Cabdulaahi Soomaali
Gabayga Magiciisu waa (Aar Gedooday)
Geesi laga baqaayo oo Gambasho aqoonin,
Gawaan iyo Nin seexa yaqaan geeda dhinacooda,
Gaardiska Ninkaa u socdee Gaala ka cabaadshay
Adigaa u soo Guluf tegee Goor Xun ha Margaagin.
Waxay ila tahay in aanu mar waliba diyaar u ahaano in aanu Dalkeena, Diinteena iyo dadkeena Cadawga ka difaacano,
Waxaa is Cadeysay oo Cadawga duulaanka inagu ah iminka safka hor uga biirtay...
Xildhibaan Cali Zeko “Kama soo hor jeedno Road Map-ka balse waxaan ka soo Hor jeednaa Road Map-ka ay Wataan Mahiga iyo Sharif Xasan .
Iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay si aad ah u soo badanayeen Eedeymaha ka dhanka ah Erg eyga qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Dr Mahiigga ayaa hadana waxaa mar kale ka hadlay Xildhibaan Cali maxamuud faarax Cali Seeko.
Xildhibaan Seeko oo la hadlayay qaar ka mid ah war baahinta Gudaha ayaa Mahiiga ku sheegey inuu caqabad ku yahay Nabadda iyo Horumarka Soomaaliya isagoona ku tilmaamay inuu...
Shiikh Xasan Turki oo iska Fogeeyey in Ururka Al-Shabaab uu ka Dambeeyay Dilkii Dhawaan Loogu Gaystay Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan.
Dhawaan ayaa waraysi uu bixiyay Madaxweynaha maamulka PuntLand waxaa uu ku sheegay in dilkii loo gaystey Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxamaan oo ka mid ahaa Mashaa’iikhda waa weyn ee dalka sida aadka ah looga yaqaano ayaa arrintaa si dadban ugu eedeynayay Xarakada Shabaab oo xiliga uu sheegayo shir ku soo gaba gabaysey magaalada baydhabo ee Gobolka Bay.
Shiikh Xasan Turki oo ka mid ah saraakiisha...
Baaq iyo Tacsi: Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Woqooyiga Ameerika oo Baaq iyo tacsiyeyn kasoo saaray Dilkii Sheekh Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan
Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Amerika waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu kageeriyoodey Sheekh,DR.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan,oo gacan ka xaqdarani ay ku dishey magaalada Boosaaso .
Hoos ka akhri bayaanka
GOLAHA IMAAMYADA SOOMAALIYEED EE WAQOOYIGA AMERICA
الحمد لله وكفى وسلام على عباده الذين اصطفى ، وبعد ،
Golaha...
K.S R.W. oo maanta shir guddoomiyay shir looga hadlay sugida Amniga Muqdisho
Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna
Wasaiirka Gaashaandhigga Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa maanta shir
guddoomiyay kulan looga hadlayay arrimaha ammaanka caasimadda iyo ka hortaga
falalka qaraxyada ah ee ay todobaadyadii ugu dambeeyey kooxaha nabadiidku la
beegsanayeen goobaha shacabka iyo saldhigyada Dowladda, waxaana kulankan ka
soo qeybgalay Wasaraddaha ku sahqada leh Amniga iyo saraakiisha amniga...