Home » Qoraallada Halkudhegga "afrika"
Ururka Midowga Afrika oo Ku Baaqay in la sii Xoojiyo Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ku Sugan
Ururuka Midowga Afrika ayaa la sheegey in xiligan uu dadaal ugu jiro sidii loo kordhin lahaa tirada Ciidamada amisom iminka ka jooga Soomaaliya loona gaarsiin lahaa illaa labaatan Kun oo Askeri.
Ururka ayaa sidoo kale wada dadaalo uu ku doonayo sidii qaramada Midoobay ay u siin lahayd Ciidamadaas waxyaabaha Tashiilaadka ah ee ay u baahan yihiin kana mid yihiin Diyaaradaha Helikobtariska ah.
Guddoomiyaha...
MAAMULKA MADARASADA XAMXAS CENTER AYAA MAANTA DALXIIS U QAADAY 42 ARDAY OO KU GUULAYSTAY TARTANKII GUUD AHAAN EE MADARASADAASI KA SOCDAY
Madarasada Xamzaas Center oo ka mida madarasadaha ugu caansan ee ku yaala magaalada Cape Town isla mar ahaantaana ku caanbaxday kor uqaadista aqoonta Ubadka Soomaalida ee ku dhaqan Dalka Koonfur-Afrika.
Ayaa waxaa maanta maamulka madarasadaasi ay safar dalxiisa u sameeyeen 42 Arday oo ku guulaystay tartankii kasocday guudaha qaybaha kala duwan ee madaariska Xamzaas Center ee ku yaala gudaha Xaafada...
Kulan la doonayo in Qaaraan loogu ururiyo Wadamada Abaarta Saameeysey oo maanta ka furmaya Adis-Ababa
Iyadoo weli Beesha caalamka ay wado gargaarkii la gaarsiinayey dadka Soomaaliyeed ay abaaraha Saameeyaan ayaa waxaa Maalinta berri ah oo ku beegan 25 Ogoosto waxaa Magaalada Adis –Ababa ee Dalka Itoobiya kulan balaaran isugu imaan doonaan Madax ka tirsan Midowga afrika , waxaana kulankaan Qaaraan loogu aruurin doonaa dadka ay abaaraha Saaameeyeen ee ku nool Wadamada Geeska Afrika gaar ahaan...