Home » Archive Maalinta July 25th, 2011

Ilma qurba joog maxaa loogu gooni yeelay xilalka.

Jul 25, 2011
W/Qoray:  Nuur Cilmi Xalane Email: warsan54@gmail.com Labadii xukuumadood ee ay soo kala dhiseen Maxamed Cabdullaahi farmaajo iyo ra’iisal wasaaraha hadda jooga Cabdiweli  Gaas waxad mooddaa in lagu gooni yeelay qurbo joogta.  Matalan xukuumadda Mudane Gaas, 99% waa qurba joog oo dhamaantood heysta dhalasho shisheeye. Arrinkan oo aan laga been sheegin, cid kasta oo daraasad gaaban ka sameysaana... 
Halkudheg:

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Qatar oo isku balansadey 27-da Bishaan si wax ugu ururiyaan Dadka Abaaraha Saameysey

Jul 25, 2011
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Qatar inuu jiro kulan dhaqaale aruurin ah oo lagu taakuleynayo walaalaha Soomaaliyeed ee abaarta ku waxyeeloobay.  Kulankaan oo aan lasoo daahnay marka loo eego jaaliyadaha kale ee ku nool yurub,America iyo meelo ka mid ah wadamada khaliijka oo ayagu nooga horeeyey gurmadkan, hadana waxaa loo baahanyahay inaan muujino Midnimo... 
Halkudheg:

Imtixaanaadkii Semester-kii Koowaad Masters Degree-ga ee Jaamacadd Kampala University oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey

Jul 25, 2011
Waxaa saakey Xarunta  ururka SOCWA  lagu soo gabagabeeyey Imtiaxaanaadkii Semester-ka 1aad  Masters-ka  ee Jaamacada Kampala University   waxaana Imtixaanaadkaas u fariistey ardey dhowr iyo Toban oo isugu jirey Macalimiin wax ka dhiga Jamacadaha Magaalada Muqdisho, Dadka ka shaqeeya Hayadaha dalka iyo dad kale oo hore u haystey Shahaada Bachelors waxayna Ardeydaan isugu jireen kuwo baranayey... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...