Home » Archive Maalinta July 6th, 2011

Faah faahin Nadwadii Dacwada ee ka dhacday Abubakar iyo Dhalinyaro damacday inay qasto

Jul 6, 2011
Nadwada ayaa ka hadlaysay Taariikhda Dacwada, Aadaabta dacwada iyo Miraha dacwada. Dhagays Sh. C/risaaq oo faah faahinaya siday wax u dhaceen. Waxaa  Isniintii lagu Qabtay Masjid Abubakar Assidique, Minneapolis, Nadwo ay ka qayb galeen Sh. Maxamed Idris Axmed, Sh. Cabdiraxmaan Sh. Cumar iyo Sh. Dr. Cabdirazaaq Takar. Mawduuca Nadwaduna wuxuu ahaa (Dacwada Islaamka – Taariikhdeeda, Aaadaabteeda iyo... 
Halkudheg: ,

Warsaxaafadeed DFKMG kasoo saartay dagaalka Mudug iyo Galguduud

Jul 6, 2011
Warsaxaafadeed ay xukuumadu kasoo saartay dagaalka Mudug iyo Galguduud   Baaq Nabadeed  oo Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya waxay baaq nabadeed u diraysaa dadka walaalaha ah ee ku dagaalamaya Gobolada Mudug iyo Galgaduud kuwaasoo dhaliyay dhimasho aad u badan iyo dhaawac.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah Mudane Dr. C/weli Maxamed Cali ayaa sheegay  in uu aad uga xunayahay... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...