Home » Archive Maalinta June 15th, 2011

Farmaajo oo kulan la yeeshay Xildhibaanada baarlamaanka, kana raali geliyey khaladaadkii hore

Jun 15, 2011
“Wixii dhibaato aan geystey raali ha la iga ahaado, marka xoogaa waa ila yarahe tagtay ee raali ha la-iga ahaado” Sidaas waxaa yiri Farmaajo oo kulan (Arbacadii June 15, 2011) la yeeshay qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka. Waxana uu xildhibaanada u sheegay in uu sugayo go’aanka ay gaaraan baarlamaanku. Hoos ka dhegeyso Kulankii Farmaajo iyo Xildhibaanada (Jun 15, 2011) [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/farmaajo_jun1511.mp3] Raiisul... 
Halkudheg:

Baaq Ku socda Ra’iisul Wasaaraha DFKMG – Xukuumaddu haka laabato hadalkii Wasiirka Kalluumaysiga

Jun 15, 2011
Xukuumadda KMG haddii ay rabaan in ay helaan kalsoonida shacabka, ha ka noqdeen hadalkii Wasiirka Kallumeysiga oo shaki iyo murugo galiyay Ummadda Soomaaliyeed. Baaqan waxaa diraya Bashir Shekh Moxamed oo ahaa sii hayahii safaaradda Soomaalida ee Sweden/Denmark sannadkii 1979 markii safiirkii Soomaaliya Cabdulaahi Ciise (AHN) uu heshiiska batrool baarista la soo gelayey Norway… Baaq ku socda... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...