Home » Archive Bisha February, 2011
Xildhibaan Cawad Axmed Casharo “Ninka ka hor yimid go’aankii Baarlamaanka waa nin aan dooneyn in Soomaaliya ay dowlad noqoto”
“Talyaaniga Qaylinaya oo iska dhigaya Dowlad ka Naxaysa Shacabka Soomaaliyeed ma midkii Baddeenna ku shubey Sunta”…
Xildhibaan Cawad Axmed Cashara oo ka mid ah Baarlamaanka Dowladda Federaalka oo shir jaraa’id ku qabtay maanta Hotel Ambassador ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qaylo dhaantii dhawaan ka soo yeertay Beesha Caalamka ee ay ku diidanaayeen kordhisashadii muda saddexda...
Dad shacab ah oo si sharci darra ah ay xukuumadda Jabuuti ugu gacangalisay Itobiya.
Warsaxaafadeed JWXO 3dii Febraayo, 2011
Warsaxaafadeed ay Jabahadda Wadaniga ee Xoreynta Ogadenya soo saartey 3exdii Febraayo 2011 ayay caalamka ugu sheegtay in xukuumadda Jabuuti iyo nabadsugidda Itobiya oo is-kaashanaya ay hab argagixisnimo ah oo u dhigma nidaamkii booliiska Nazi-ga ee Gestapo ugu qaadeen olole si sharcidarra ah ay ugu soo qabqabteen dad qaxooti ah oon ka yareyn 100 qof oo si sharci...
Shacabka Soomaaliyeed oo ku tilmaamay Boor isku qaris hadalada ka soo yeeray Beesha Caalamka ee ku aadan xilli kordhisashada Baarlamaanka DFKMG
3-dii bisha Feebaraayo ayaa Baarlamaanka DFKMG ee Soomaaliya kalfadhi uu yeeshay waxa uu ku daraday Mudo saddex sano ah kadib markii sidaa ay kula taliyeen wadamo ka tirsan urur gobaleedka IGAD iyo guddiga dastuurka ee Dowladda Federaalka hase yeeshee arrintaani ayaa waxaa ka soo horjeestey Beesha Caalamka ayagoo ka bixiyey aragtiyo kala duwan oo ku saabsan xilli kordhisashada Baarlamaanka Soomaaliya.
Dowladda...
Siday shacabka Muqdisho u arkaan xil kordhisashadii ay sameysteen Golaha Baarlamaanka
Xildhibaan Kulalihi oo ka mid ahaa xildhibaanadii ka soo horjeedey Xil kordhisasha ayaa ku tilmaamey arrinkaas mid la doonayo in Shacabka lagu sii dhibaateeyo —
Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho ayay la yaab ku noqotay markii kullan ay khamiistii yeesheen Baarlamaanka Soomaaliya ay xilkoodii ku darsadeen mudo saddex sano ah, iyadoo qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed...
Mubaarak ma bixi doonaa siddii Bin Caligii Tuuniisiya??
[Diktatooraddii Carabta oo wadnaha farta ku haya]
Kumanaan kun iyo malaayin in ka badan oo banaanbaxayaasha dadka reer Masar ayaa weli si is daba joog ah waxey magaalooyinka waa weyn ee dalkaasi ka wadaan banaanbaxyaddii ay kaga soo horjeedeen hogaamiyahii dalkaasi ee Maxamed Xusni Mubaarak, kaasoo ay kaga dalbanayeen inuu is iscaliso. Hase ahaatee Mubaarak uma muuqdo inuu diyaar u yahay inuu xukunka...
Daladda SOSCENSA oo soo Gabagabeysey Kulan la tashi ah oo ku saabsan Dastuurka Qabyada ah
Daladda jilayaasha aan dowliga ahayn ee Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya (SOSCENSA), ayaa maanta oo Khamiis ah kusoo gabgabeeyay hoteelka Ambassador ee Muqdisho, kulan wadatashi ahaan oo ku saabsan qabyo-qoraalka dastuurka Soomaaliya.
Xoghayaha guud ee Dallada SOSCENSA, C/qaadir sheekh C/llaahi Colow oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in kulanka ay kasoo qaybgaleen 60-qof oo ka kala socday ururrada...
Baarlamaanka DFKMG oo muddo saddex sano ah ku darsaday waqtigiisii
Shariif Xasan oo sheegay in uu isu soo sharaxi doono guddoomiyaha baarlamaanka KMG….
iyo Maqaayadii Xildhibaanada oo mar kale dib u Shidantey
Kalfadhi ay Khamiistii Feb 3, 2011 isugu yimaadeen Xubnaha Baarlamaanka uuna shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa waxaa looga doodayey hadalkii dhawaan ka soo yeerey Dalalka la isku yiraahdo IGAD ee ahaa in waqtigaan...
Baarlamaan ay u harsan tahay Lix bilood Wax Go’aan ah ma gaari karo ,hadaba maxaa Xal ah ?!!
Madaxweynaha DFKMG Xilkiisa oo la sheegey in uu ku eg yahay bisha Ogoosto
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo waqtiga loo Kordhinayo inta ka horeysa labaatanka Bishaan
Iyadoo dhawaan Wadamada la isku yiraahdo IGAD ay sheegeen in loo baahan yahay in Baarlamaanka soomaaliya loo kordhiyo Xilliga uu jiraya ayaa waxaa arrintaa si weyn u soo dhaweeyey Xubnaha Baarlamaanka hase yeeshee dhinaca...
Afrika ma Xorbaa Baa ?
Magaca maqaalka waa Su’aal dad weyn, balse dadka qaar baa u qaadanaya in Afrika ay xor tahay, aniga fikirkeyga waxaan dhihi lahaa afrika xor ma ahan waayo Gumeystayaashii Afrika Gumeystay waxay badeen arrimo fool xun oo waaweyn oo dhinaca Bini’aadannimada ah, waxay sidii xoolihii intay dadka qoorta isaga xiraan ku qaadi jireen maraakiib si ay ugu safriyaan wadamadooda, qaarkood waxay ku sii dhiman...
Aniga iyo Adiga Keebaa Dirac Ah? | Dirham
Ereyga ‘Dirac’ waxay Soomaalidu ugu yeertaa qofka Geesiga ah ee aan la quuri Karin, laakiin waxaa isweydiin mudan qofka ay soomaalidu geesi u taqaano, sida taariikhda lagu hayo welina saansaankeedu muuqdo soomaalidu waxay geesi dirac ah ku tilmaantaa ninka ku wanaagsan dirirta isla markaana maalinta fagaare loo baxo aan dib u jeesan ee indhaha iyo dhegaha istira oo halka raggu ku hardamayo bartanka...
War Saxafadeed: Khayaano Qaran;Shirkii Adis-Ababa, Itoobiya by Xisbiga Shacabka Soomaliyeed (X.S.S)
Asalaamu Caleykum Waraxmatulahi Wabarakatuhu dadweynaha Soomaliyeed meel iyo waa aad joogaanba. Waxaa mahad oo dhan idilkeed iska leh ALLE subxana watacala. hadaba, walaalayaal waxaa sharaf u ah in Xisbiga Shacabka Soomaliyeed (X.S.S) uu idiin soo gudbiyo amaba idinla socodsiino in Kooxdii Imbagheti iyo garabka lagu magacaabo Mucaaradka Djibouti ay ku fashilmeen waxii ay ugu magacdareen dowladwadaaga...
Xildhibaano Ka tirsan Baarlamaanka KMG ah oo eedeyn Kulul u jeediyey SKA oo ka mid ah Shirkadaha Ajnabiga ee ku sugan Muqdisho
Waxaa Talaadadii shir Jaraaid ku Qabtay Magaalada Muqdisho Guddi ka tirsan xubnaha baarlamaanka, iyadoo shirkooda jaraa’id ku sheegay in ay kaga soo horjeedaan Shirkadda SKA Air & Logistic ee ka howlgasha garoonka Diyaradaha ee magaalada Muqdisho ayagoo soo saaray warsaxaafadeed ku aadan qaabka ay ku shaqeeyso shirkadasi.
Gudoomiyaha Gudigaasi Xildhibaan Bishaare Cabdi Carabeey, Maxamuud...
Gaari Zuu ah oo ay leeyihiin Ciidamada Dowladda FKMG oo Xasuuq u geystey Dad Rayid ah oo ku sugnaa Agagaarka Isbitaalka Banaadir
(Waa arrin la yaab leh in shaqsi inta soo ka xaysta Gaari ku Calaamadeysan astaan Ciidamada Dowladda uu Xasuuq u geysto Dad Rayid ah ) –
(Inta lagu hayo Cidamada Beel Hebla iyo Ciidamada Hebel Shacabka Muqdisho ka dheer Dowladnimo )
Isniintii Saacadu ahaad 4 Barqabnimo ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda FKMG Gaar ahaan kuwa loo yaqaan PIS-ta waxay toogasho ku dileen nin la sheegay...