Home » Archive Maalinta February 5th, 2011

Shacabka Soomaaliyeed oo ku tilmaamay Boor isku qaris hadalada ka soo yeeray Beesha Caalamka ee ku aadan xilli kordhisashada Baarlamaanka DFKMG

Feb 5, 2011
3-dii bisha Feebaraayo ayaa Baarlamaanka DFKMG ee Soomaaliya kalfadhi uu yeeshay waxa uu ku daraday Mudo saddex sano ah kadib markii sidaa ay kula taliyeen wadamo ka tirsan urur gobaleedka IGAD iyo guddiga dastuurka ee Dowladda Federaalka hase yeeshee arrintaani ayaa waxaa ka soo horjeestey Beesha Caalamka ayagoo ka bixiyey aragtiyo kala duwan oo ku saabsan xilli kordhisashada Baarlamaanka Soomaaliya. Dowladda... 
Halkudheg: ,

Siday shacabka Muqdisho u arkaan xil kordhisashadii ay sameysteen Golaha Baarlamaanka

Feb 5, 2011
Xildhibaan Kulalihi oo ka mid ahaa xildhibaanadii ka soo horjeedey Xil kordhisasha ayaa ku tilmaamey arrinkaas mid la doonayo in Shacabka  lagu sii dhibaateeyo — Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho ayay la yaab ku noqotay markii kullan ay khamiistii yeesheen Baarlamaanka Soomaaliya ay xilkoodii ku darsadeen mudo saddex sano ah, iyadoo qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed... 
Halkudheg: ,

Mubaarak ma bixi doonaa siddii Bin Caligii Tuuniisiya??

Feb 5, 2011
[Diktatooraddii Carabta oo wadnaha farta ku haya] Kumanaan kun iyo malaayin in ka badan oo banaanbaxayaasha dadka reer Masar ayaa weli si is daba joog ah waxey magaalooyinka waa weyn ee dalkaasi ka wadaan banaanbaxyaddii ay kaga soo horjeedeen hogaamiyahii dalkaasi ee Maxamed Xusni Mubaarak, kaasoo ay kaga dalbanayeen inuu is iscaliso. Hase ahaatee Mubaarak uma muuqdo inuu diyaar u yahay inuu xukunka... 
Halkudheg:

Daladda SOSCENSA oo soo Gabagabeysey Kulan la tashi ah oo ku saabsan Dastuurka Qabyada ah

Feb 5, 2011
Daladda jilayaasha aan dowliga ahayn ee Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya (SOSCENSA), ayaa maanta oo Khamiis ah kusoo gabgabeeyay hoteelka Ambassador ee Muqdisho, kulan wadatashi ahaan oo ku saabsan qabyo-qoraalka dastuurka Soomaaliya. Xoghayaha guud ee Dallada SOSCENSA, C/qaadir sheekh C/llaahi Colow oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in kulanka ay kasoo qaybgaleen 60-qof oo ka kala socday ururrada... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...