Home » Archive Maalinta December 25th, 2010
Shirkado badan oo la sheegay in ay qaabilsan yihiin dhinaca ammaanka oo isku haysta Soomaaliya
Dowladda Federaalka KMG oo heshiish la gashey “Shirkad Qaabilsan dhinaca Amaanka” oo lagu magacaabo SARECEN —
DFKMG oo laga dalbaday in ay baarlamaanka hor keento waxa uu ku saabsan yahay heshiiska ay la gashay shirkadda xarunteedu tahay Bayruut, Lubnaan….
Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowladda Federaalka C/kariin Xasan Jaamac ayaa daboolka ka qaaday in...
Ururka SOMEPED oo soo gabagabeeyey Doodo ku saabsaneyd Xeerka Anshaxa Saxaafadda Soomaaliyeed
20 Qodob oo la isku raacay in ay Noqdaan Xeerka Anshaxa Saxaafadda Soomaaliyeed
Ururka lagu Magacaabo Somali Media For Peace and Development ayaa Bilooyinkii la soo dhaafey wuxuu ku howlanaa sidii Saxaadda Soomaaliyeed ay u yeelan lahayd Xeerka Anshaxa (Media Self Regulation) waxaana Doodaha sameynta Xeerka Saxaafada ka qayb galey Sharciyaqaano , Hayadaha u dooda Xaquuqda Aadanaha Suxufiyiinti...