Home » Archive Maalinta November 3rd, 2010

Soomaalida Deggan USA ee haysata Sharciga Kumeel gaarka ah ee TPS oo waqtiga loogu daray 18 bilood

Nov 3, 2010
Amy Klobuchar oo ka tirsan Aqalka Senate-ka Maraykanka ayaa Warsaxafadeed ay ka soo saartay Washington waxay shaaca kaga qaaday in Talaadadii (November 2, 2010) laanta socdaalka dawladda Maraykanku ay muddo 18 bilood ah kordhis ku samaysay sharciga kumeel-gaarka ah ee loo yaqaan Temporary Protected Status (TPS), taas oo loo kordhinayo Soomaalida ku dhaqan Maraykanka ee fiisadaaas hore u haystey. Sharciga... 
Halkudheg:

Ra’isal wasaaraha DFKMG oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo ay hogaaminaysay haweenayda kaaliyaha u ah xoghayaha guud ee qaramada midoobay ee dhinaca Caruurta la Askareeyo.

Nov 3, 2010
Muqdisho: Ra’isal wasaaraha Soomaaliya ee uu dhawaan ansixiyay Baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta kula kulmay magaalada Muqdisho Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo ka koobnaa 7 Xubnood, islamarkaana ay hogaaminaysay Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Caruurta lagu Askareeyo goobaha ay dagaalada ka jiraan Haweenayda lagu magacaabo Miss... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...