Home » Archive Maalinta October 4th, 2010

Sideed ugu xamaalan kartaa Qatar? . Q.7aad | Al-Hasani

Oct 4, 2010
Noolasha Doha iyo in caruurta lagaysankaro(A) Assalaamu Alaykum. Aad ayaan ugu mahad celinya intiinii ila soo xariirtey ee iga codsaday inaan warbixin ugu soo diyaariyo noolasha Doha . Dabcan, waa dadka Europe iyo meelahaas jira ee raadinaya meeshii ay ula cararilahaayeen caruurta! Sida caadada ah waxaan xasuusinayaa walaalaha kucusub maqaaladan taxanaha ah inay dib u eegaan qoraaladii hore si ay sheekadu... 
Halkudheg:

Waxbarashada Soomaaliya: Muqdisho, Qardho iyo Lascaano iyo Warar Goos goos ah…

Oct 4, 2010
Muqdisho: 135 arday oo helay Deeq.. Qardho:  Imtixaankii 1aad East University iyo Urur taageeray  Nugal University iyo qiso la yaab leh oo Kenya ka dhacday… …… Muqdisho: 135 arday oo ku guulaystay deeqaha waxbarashada ee laga helay dalalka Yeman Iyo suudaan 2010/2011 Qardho: Jaamacadda East Somalia oo Ardaydii ugu horeysay ay Imtixaan u Fariisteen Nairobi: Urur Loogu Magacdaray... 
Halkudheg: ,

Joornalka Al-Ahram ee Masar oo Dhaleeceeyey Puntland Soomaaliya, si wayna ugu gafay shacabka Puntland

Oct 4, 2010
Sida uu qoray joornaalka Al Ahram ee ku hadla afka Dowlada Masar qoraladii maalmihii Isniintii, Arbacadii iyo Khamiistii oo ay taariikhdu ahayd (27, 29, 30/09/2010), wuxuu shaaciyey in dawlada Puntland ay xiriir la leedahay burcad badeeda Somaliya ka jirta. Qoraagan oo lagu magacaabo Ayman al Siisi ayaa maqaalkiisa taxanaha ah u soo bandhigaya si ka fog asluubta iyo anshaxa saxaafada isla markaasna... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...