Home » Archive Maalinta October 17th, 2010

Caawinaaddii Norway ee Batroolku ma Fashilantay?

Oct 17, 2010
Norway oo cadaysay in wada shaqayntii Kenya & Norway ee mashruucii batroolka aan wax badan laga gaarin, kaas oo ay Norway kaga baxday 2 million koroon ….. Bishii June 2010 waxay Norway soo saartay warbixin uu (May, 2010) saxiixay Wasiirka Tamarta iyo Horumarinta Caalamiga ah ee Norway, Erik Solheim, oo ku saabsan sida Norway uga caawiso waddamada soo koraya maaraynta iyo ka dheefsiga shidaalka... 
Halkudheg: ,

Farmaajo: Qoraal uu Taariikh nololeedkiisa kaga waramo

Oct 17, 2010
Magacayga waxaa la yiraahdaa Maxamed Cabdulaahi Maxamed faramaajo. Waxaan ku dhashay magaalada Muqdisho, sanadku markuu ahaa 1962. Waxaan dugsi dhexe uga baxay Foorta-Sheekh ama 1da Luuliyo. Dugsigayga dhexe waxaa ku dhameeyestay iskoolkii loo yaqaanay Maxamuud Xarbi, Kan sarena Waxaan uga baxay Farsamada Gacanta ee Lafoole. Waxaan shaqa ka bilaabay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dabaayaqadii sanadkii... 
Halkudheg:

SOMPED oo qabatay dood ku saabsan sidii Suxufiyiinta Soomaaliyeed u yeelan lahaayeen Sharci gaar ah

Oct 17, 2010
iyo Soomaali ka qeyb gashay bandhig dhaqameed ka dhacay dalka Malaysia… Warbixinta SOMPED ee Muqdisho: Waxaa Hoteelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho lagu soo gebagabeeyey Dood socday mudo afar maalmood ah, waxaana Doodaas soo qabanqaabiyey Somali Media for Peace and Development (SOMPED) waxaana looga hadlayey sidii ay saxaafadda u sameysan lahayd Xeer gaar ah ( Media Self Regulation) waxaana... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...