Home » Archive Maalinta October 3rd, 2010

Qarankii Soomaaliyeed wuxuu ka nasan waayey qabyaalad, qabqable, qori iyo qaad

Oct 3, 2010
Qore: Muna Abshir Abdi Isniin,  4 October 2010 Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allah (SWT), nabad gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato Nabigeenii suubanaa (CSW). Marka xigta dhamaan akhritayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow waxaan idin ku salamayaa Salaanta Islamka Asalaama Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu. Inta anaan qoraalkaan u guda galin waxaan u mahadcelinayaa dhammaan akhristayaashii... 
Halkudheg:

IN MEMORIAM OF DR MOHAMED ADEN

Oct 3, 2010
I met the late Dr Mohamed Aden Sheikh in August 2010 in Helsinki. He at the time told me of his illness and its nature. As sick as he was, he actively participated in the conference on Somalia which we attended. At a more personal note together we reminisced about the old days, friends and the sad plight of the Somali people. As sad as his death is, I ask all decent Somalis to join me in celebrating... 
Halkudheg:

Xulka Qaranka Soomaaliya oo u Diyaar ah Xulka Dalka Sudan

Oct 3, 2010
Xulka Qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 23-ka sanadood ayaa ku sugan dalka Jabuuti oo ay ku qaadanayaan tababar ay ugu diyaar garoobayaan lugta hore ee cayaaraha is reerb reebka Olombikada aduunka ee ka dhici doona London 2012-ka. Xoghayaha guud ee Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Cabdi Qani Sacid Carab oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa u sheegay saxaafada in... 
Halkudheg:

Bangiyada Islaamka – Buug Cusub

Oct 3, 2010
Hordhac “Islamic banking and finance is no longer just a theory or a dream, in fact it is now an emerging, evolving reality” Prof. Khurshid Axmed Meesha, 40 sano ka hor, bangiyada Islaamku ahaayeen riyo, sida Prof. Khurshid cabbiray, bangiyada Islaamku maanta waxay ka mid yihiin nidaamyada maaliyadeed ee ugu koboca fiican, ugu faa’iidada badan, looguna hadal-hayn iyo kalsooni badan yahay nidaamyada... 
Halkudheg:

Safiirka Somaliya ee Kenya oo casuumaad u sameeyey Safiirka cusub ee Dowladda Shiinaha

Oct 3, 2010
Safiirka Somaliya ee Kenya Ambassador Maxamed Cali Nur Ameriko ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dawladda Shiinaha u magacowday Somalia Iyo Kenya, Sabti October 2, 2010. Mudane: Liu Guangyuan waxaa halkaas ku soo dhaweeyey Safiirka Somaliya Ambassador  Maxamed Cali Nur Ameriko Iyo Ku Xigeenkiisa, Mohamed Cismaan Adan”Edson”. Labada Safiir ayaa ka wada hadlay xidhiidhka dheer... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...