Home » Archive Maalinta October 28th, 2010
Kenya: Foreign Minister Resigns
Kenya’s Foreign Minister Steps Aside Over Alleged Embassy Scam…
Kenya’s Minister of Foreign Affairs, Moses Wetang’ula, was stepping aside on Wednesday, after legislators were recommending he leave his post ahead of investigations into an alleged scam, involving the purchase of foreign embassy buildings.
Wetang’ula talks at a news conference in the Kenyan capital, Nairobi:
[Moses...
Caafimaadka: Shiishad- oo la mida 100 sigaar ah qof cabay maalin walba
Waxa baryahan dambe dhalinyaro badani ay caado ka dhigatay in ay cabaan Shiishada. Tan oo aad ugu sii fidaysa dhalinyarada soomaaliyeed meel kasta oo ay hada joogaan. Cabitaanka Shiishada ayaa waxa ay dhowr sano ka hor noqotay mid aad looga cabo wadanka England. Taas oo hada u eeg in ay ku fiday meelo badan oo soomaalidu qurbaha ka joogto.
Waxa la isla dhexmaraa warbixin qalada ah oo ah in Shiishadu...
Kooxda Elman oo ku Guuleysatay Tarankii dib u soo Nooleynta Nabada
Naadiga kubada cagta ee Elman ayaa ku guuleystay tartankii dib usoo nooleynta nabada Soomaaliya oo todobaadyadii la soo dhaafay ka soconayay Garoonka Dugsiga Tababarka Booliska ee Magaalada Muqdisho.
Cayaarta oo ahAyad mid aad u adag ayaa waxaa u soo daawasho tagay dadweyne aad u fara badan oo kala taageerayay labada kooxood, waxaana la arkayay taAgeerayaal Mikrofono wata oo gaaf wareegaya daafaha...
Mahiga oo Garoonka Muqdisho kula kulmay Sheikh Shariif iyo Shariif Xasan
Arbacadii Oct 27 oo uu baaqday kulankii loo balansanaa Baarlamaanka, ayaa magaalada Muqdisho waxaa tegey Ergeyga gaarka ee xoghayaha Guud ee UN u qaabilsan arrimaha Soomaliya, Mahiga, waxana uu Garoonka diyaaradaha kulan kula yeeshay Sheikh Shariif iyo Shariif Xasan oo beryahan khilaaf xooggan soo kala dhexgalay, islamarkaasna saxaafadda isku weydaarsanayey wareegtooyin soo kala horjeeda oo ku saabsan...
Gudoomiyaha Hay,adda Gar-Gaarka ee Rahmah Relief Foundation oo ka warbixiyay Wax qabadka hay’adaasi
Hay,adda Gargaarka Dadka dhibaataysan ee Rahmah Relief Foundation (RRF) Ayaa kawar bixisay xaalada ay ku sugan yihiin dadka barakacayaasha ah ee ku barakacay Deegaanada Ku hareeraysan Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka
Gudoomiyaha Hay,addaasi Mr Cali moxamed Jimcaale ( Cali Ooyaaye ) ayaa warbaahinta u sheegay in xaalada Dadka barakacayaasha ah ay sii xumaanayso ayna jiraan dhaawacyo Badan oo isbitaalada...