Home » Archive Maalinta October 15th, 2010

Sheikh Shariif oo Cambaareeyey Weerarkii Ahlu Sunah ku qaadeen Magaalada Cadaado

Oct 15, 2010
Wararka ugu dambeeya oo ka imanaya Cadaado ayaa sheegaya in maamulka ximan iyo xeeb ay dib ula wareegaan magaalada cadaado… Warbixinadii hore ee weerarkii Ahlu Sunah ku qaadeen Cadaado hoos ka akhri. Xaruntii Maamulka Ximan iyo Xeeb ee Degmada Cadaado oo  lala wareegey ka dib markii ay Duulaan ku soo qaadeen Ahlu Sunnah… Wararka naga soo gaaraya Degmada Cadaado ee Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa... 
Halkudheg:

Burcad badeednimada oo ka gudubtay koox una dalacday Shirkado Ganacsi

Oct 15, 2010
Burburkii ku yimid Dowladdii dhexe ee Soomaaliya kadib waxaa soo if baxay waxyaabo badan oo ku cusub dadka Soomaaliyeed oo aysan caado iyo dhaqan toona u laheyn, xiligaan hadda la joogo waxaa si weyn looga xusi karaa xaajooyinka ugub ee Soomaaliya midda dhanka Burcad badeednimada ah, sida ay ku bilaabatay in badda laga qawleyso haddii la  yiraahdo ha laga hadlo waxay u baahan tahay qoraal dheer oo... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...