Home » Archive Maalinta July 22nd, 2010

Xukuumaddeenna! | Qore: Xildhibaan Cabdiwali Sh. Maxamed

Jul 22, 2010
Xukuumadi waa mu’asasada (institution-ka) ugu facaweyn mu’asasadaha siyaasiga ah oo dunida maanta ka jira. Sidoo kale, xukuumad waxaa lagu yaqaan inay tahay qaab ka mid ah qaababka awoodeed oo bulsho lagu dhaqo. Caado ahaan, erayga xukuumad si guud waxaa loogu yeeraa xukuumadda ummadda, xukuumadda gobolka, xukuumadda dagmada ama tuulada. Waxaa kale oo la sheegaa astaamo dhawr ah oo ay wadaagaan... 
Halkudheg:

Soomaalidu Carab ma aha | Xoosh

Jul 22, 2010
Marka hore intaanan qoraalkayga bilaabin waxaan rabaa inaan ka soo hormariyo afeef ah ixtiraamka aan u hayo qoraaga maqaalka carabta iyo carabigu ma ajnabi baa? (qebta 1aad) oo  aan rabo inaan halkaan ku qalinceliyo (afceliyo). Runtii waxaan ku farxaa qoraaladiisa, waxaanan dareemaa markaan akhrinayo in tayada maqaalka somaligu uu  horumar sameeyay. Waxaan kaloo ka afeefanayaa inuunan ahayn nin lagu... 
Halkudheg:

Carabta iyo af carabigu ma ajnabibaa? (qeybta 1aad) | Alwaqaar

Jul 22, 2010
Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com Inkastoo ay horey u jireen dad ku hawlan in shacabka Soomaaliyeed la kala fogeeyo iyo in laga fogeeyo diintooda iyo dadkooda, haddana waxaa beryahaan soo xoogaysanaya dadka ka doodaya magacyada carbeed ee dadkeenu la baxaan ama ay u baxshaan goobaha iyo hay’adaha ay qadarinayaan. Waxay kaloo buuq iyo dicaayad farabadan ku hayaan luqada carabiga iyo manaahijta waxbarashada... 
Halkudheg:

Maqaal: Koonfur Afrika iyo Soomaali maxaa kala haysto: Q.1aad| C/raxmaan

Jul 22, 2010
ASC. HORDHAC Qarankii dumay iyo qalalaasihii dhacay kadib somaalidu intii tabar reebtay mooyaanee ummadda inteedii kale waxay kafursanweeyday arintu ninba taaktii hatilaabsado oo ninba intuu soconkaray ayuu dhaqaaqay baadigoobna ugalay halkeey nafta kubabaadilahayd ,kala yaacaas iyo firxashada baahday waxay dhalisay in somaali qoxooti magangalyo doono kanoqoto dacalada dunida oo idil. koonfur afrika... 
Halkudheg:

Booqashooyinkii Dacwadeed ee Sweden Sh. M. Umal iyo Sh. M. Idris

Jul 22, 2010
Shirweynihii 18aad ee Jaaliyadaha Scandinivia oo Sanadkan lagu qabtay Magaala madaxda Sweden (Stockholm) iyo Muxaadarooyinka qaarkood ay culimadu u tageen Magaalooyinka Goteborg, Caasimadda 2aad ee dalka Sweden Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna korkiisa ha ahaato. BOOQASHOOYINKII DACWADEED EE SWEDEN SH. M. UMAL IYO SH.M. IDRIS Somalitalk.com/Goteborg-Sweden HALKAN KA DAAWO... 
Halkudheg:

Dawladda shariif gudahana ma gumaadee dibeddana ma soo celee ?

Jul 22, 2010
A/C WWT, Markan arkay qormadan oo sheegaysa in Sh. Shariif dawladda Holand si hoose ugu saxiixay in 8 qof oo soomaali ah qasab dib loogu celiyo soomaaliya oo ay naftooda kala soo carareen madaafiicda naxariis darrada loogu garaacayo habeen iyo maalin. Waxaa mucjiso iyo filanwaa nugu noqotay in la leeyahay dano ayuu ku fushaday oo markii maxkamaddii xukuntay Human Right weydiisay ay ugu jawaabtay waa... 

The Netherlands: Do Not Deport Somalis

Jul 22, 2010
Forced Return Contravenes UN Refugee Guidelines JULY 22, 2010 (Amsterdam) – The Dutch government should immediately halt all plans to return Somalis to war-torn Somalia, Human Rights Watch said today. The Dutch authorities have announced their intention to deport, between now and October 2010, at least eight Somalis whose claims for asylum have been rejected. The first deportation could... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...