Home » Archive Maalinta July 18th, 2010

Maxaad kala socotaa Waxqabadka Golaha Isutagga Masaajidda W/Ameerika

Jul 18, 2010
Warbixin: Golaha isutaga masaajida ee waqooyiga Ameerika waa jamciyad khayri ah ama organization non profit ah. Waxaana la aas aasay dhamaadkii sanadkii 2000kii,wuxuusa si rasmi ah u dhaqangalay sanadkii 2001dii UJEEDOOYINKII LOO AAS AASAY:- 1-Dhismayaasha Masaajida iyo Maraakista Islaamiga ah. 2-Midaynta Awooda Masaajida iyo Maraakista jaaliyada . 3-Xalinta qilaafaadka jaaliyada mid good iyo mid gaar... 
Halkudheg:

Hambalyo: Nikaaxa Axmed Iimaan Cabdiraxmaan iyo Yaasmiin Axmed Maxamuud oo ka dhacay Minneapolis

Jul 18, 2010
Hambalyo Axmed iimaan C/raxmaan iyo Yaasmiin Axmed Maxmuud oo nikaaxoodu ka dhacay Magaalada Minneapolis. Waxaana dadka habmalyada u diraya ka mid ah: Bootaan Barre Samantar  iyo qoyskiisa (Denmark) Cabdiraxmaan Maxamuud Yusuf (USA) iyo qoyskiisa(Danmark) Faarax Cayr iyo qoyskiisa (Danmark) Mursal Cali aadan iyo qoyskiisa(Danmark) Cabdullahi cabdiraxmaan maxmuud(Danmark) Yasiin cabdiraxmaan maxmuud(Danmark) Axmed... 
Halkudheg:

Daba Qabashada Qaranka Soomaaliyeed | Muna Abshir

Jul 18, 2010
Daba Qabashada Qaranka Soomaaliyeed, Waxaa Ka Horeeya In La Qabto Damiir Laawaha Hunguriga Xun By Muna Abshir Abdi Osman, Biomedical scienstist Sunday 19 July 2010 Mahad oo dhan ilaahay ayey u sugnaatay, nabad galyo iyo naxariisna ha ahaato nabigeena suuban dushiisa (CSW). Qormadan hadii alle idmo waxaan ku lafa guri doonnaa qaybo ka mid ah dhibaatada haysata umadda Soomaaliyeed ee burburisey dalkoodii... 
Halkudheg:

Sideed ugu xamaalan kartaa Qatar? Qaybta 1aad | Ah-Hasani

Jul 18, 2010
Sida ay lawada socdaan dadka intooda badan, Qatar waxay noqotay yoolka dadyowga aduunka ee irsaaqad-doonka ah dhaqaalaheeda soo korayo awgeed. Umadahaas kala duwan ee isu soo habar wacday ee udhaarsan inaay kafara qabsadaan saliida iyo gaska Qatar waxa kamid ah shacabka Soomaaliyeed (ee agoonka ah) oo doonaya inaay latartamaan umadaha aduunka ee haysta taageerada wadamadooda iyo bulshada caalamka. Hadaba... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...