Home » Archive Maalinta July 3rd, 2010

Habmalyo: Nikaaxa Axmed Yuusuf Ciise iyo Faaduma Axmed Maxmuud oo ka dhacay Minneapolis

Jul 3, 2010
Hambalyo Axmed Yuusuf Ciise iyo Faaduma Axmed Maxmuud oo nikaaxoodu ka dhacay Magaalada Minneapolis. Waxaana dadka habmalyada u diraya ka mid ah: Bootaan Barre Samantar  iyo qoyskiisa (Denmark) Cabdiraxmaan Maxamuud Yusuf (USA) iyo qoyskiisa(Danmark) Faarax Cayr iyo qoyskiisa (Danmark) Mursal Cali aadan iyo qoyskiisa(Danmark) Cabdullahi cabdiraxmaan maxmuud(Danmark) Yasiin cabdiraxmaan maxmuud(Danmark) Axmed... 
Halkudheg:

DFKMG: ku dhawaaqid gole wasiiro gaaraya 39

Jul 3, 2010
Sheekh Adan Madoobe iyo Dalxa oo lagu daray Golaha Wasiirada Cusub iyo Yuusuf Dheeg oo markii la magacaabay durbadiiba u duulay Addis Ababa ka hor inta aan baarlamaanka DFKMG ansixin…. Liiska Golaha wasiirada oo ah 39 wasiir ayaa looga dhawaaqay Gudaha madaxtooyada villa Soomaliya…. Isku shaandheyn uu sameeyey Ra’iisul wasaaraha DFKMG Cumar Cabdirshiid Cali Sharma’arke ka dib ayuu... 
Halkudheg: ,

Koonfur Afrika: Sidaan idinkuugu lisnay Noogumaydaan Hambeyn!! | Amiin

Jul 3, 2010
Sanadkii 2000-dii ayay ahayd markii Qaxooti u dhashay wadanka Zansibaar ee Tanzania ay soo gaareen Magaalada Muqdisho, xiligaas waxaa dalka ka jiray dagaalo iyo dhibaatooyin fara badan mana aheyn Soomaaliya dal qaabili kara qaxootigaas, maalintaas Idaacadda BBC-da oo aan  dhageysanayey waxaa daadihinayey idaacadda Weriye Axmed Xasan Cawke, waxa uuna cinwaan uga dhigtay Qaxootiga Soomaaliya yimid (Addoo... 
Halkudheg:

Maxaa ka jira in Sheekh Shariif lagu martiqaaday xafladda Caleema saarka Axmed Siilaanyo

Jul 3, 2010
Xubno si aad ah ugu dhow Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegaya in madaxweynaha Dowladda Federaalka lagu martiqaaday xafladda caleema saarka Madaxweynaha cusub ee maamulka Somaliland oo dhawaan doorashadii halkaa ka dhacday uu ku guuleysatay Axmed Max’ed Siilaanyo kadib markii uu helay codadkii loo baahna. Xafladda Caleema Saarka oo lagu wado in ay dhacdo todobaadkaan gudihiisa Magaalada Hargeysa... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...