Home » Archive Maalinta July 28th, 2010
YOU ARE PERSISTENTLY BEING LIED TO WITH IMPUNITY:
STATUS OF SEIZED VESSELS AND CREWS IN SOMALIA, THE GULF OF ADEN AND THE INDIAN OCEAN (ecoterra – 29. July 2010)
STATUS-SUMMARY:
Today, 29. July2010, 08h00 UTC, still at least 22 foreign vessels plus one barge are kept in Somali hands against the will of their owners, while at least 397 seafarers – including an elderly British yachting couple – plus the lorry drivers from Somaliland...
Magacyada Dadkii ku geeriyoodey Diyaaradii ku Burburtay Pakistan, oo ay ku jiraan Soomaali
ISLAMABAD: Qofna kama badbaadi diyaaradii Airblue ee ku dhacday buuraha Margalla Hills ee Islamabad Arbacadii July 28, 2010, sidaas waxaa yiri wasiirka Arrimaha gudaha Pakistan Rehman Malik.
Diyaarada Dhacday waxaa saarnaa 152 qof, magacyadooda hoos ku qoran yihiin (oo uu ku jiro ugu yaraan hal qof oo Soomaali ah). Dadkaas saarnaa diyaarada Airbus A321 waxay isugu jireen 146 rakaab ah iyo 6 shaqaalahii...
“kuwa dhahaayo puntland waxaa ku dagalamay al shabaab iyo Ciidamada Puntland ha ogaadaano warkaasi in uusan sax aheyn”
Ka dib shirjaraa’id oo uu qabtay Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshaab Shekh Cali maxamuud Raage (sheikh Cali Dheere ) Arbacadii July 28, 2010 shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in ay alshaab wax lug ah ku laheyn dagaalada ka dhacay deegaana maamul Goboledka puntland isla markaana waxaa dagalamaya ayuu ku macneeyey in ay yihiin dadka deegaanka oo u dulqaadan waayey gabood...