Home » Archive Maalinta July 20th, 2010
Madoobe Nuunoow Maxamed: Diinta Islaamku Waa Diinta “Rasmiga ah” ee Dowlada, Sababta loogu Qorey Waxay Ahayd Sii Adkeyn…. Wareysi ay la yeelatay SomaliTalk…
Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Soomaaliya Madoobe Nuunoow Maxamed oo soo gaarey horaanta Usbuucan aynu ku jirno Caasimada dalka Jabuuti, islamarkaana aan wax ka weydiiney halka ay marayaan arrimaaha qabyo-qoraalka Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya, goorta la soo bandhigayo Dasruurka cusub, sababaha keeney in marxalada KMG looga guuro Federaal ama maamul Goboleed, qorshaha gobolada woqooyi...
Yuusuf Dheeg: “haba yaraatee ma oran” Itoobiya waxay gumaysataa Dhul Soomaaliyeed
Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG Yuusuf Ibraahim Xasan (Yuusuf Dheeg) ayaa sheegay in uusan oran hadalka ah Dhulka Soomaaliyeed ee Itoobiya gumaysato waa dhul la haysto. Waxana uu yiri “haba yaraatee ma oranin”.
Yuusuf Dheeg oo ka jawaabayey su’aal ay (July 19, 2010) weydiisay idaacadda wararka u faafisa Boqortooyada Ingriiska ee British Broadcasting Corporation oo weydiisay su’aal...
Saciid Mugaambe oo mar kale loo doortey Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed
Shirweynihii 8-aad ee xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Hotel Saxafi International ee magaalada Muqdisho. shirweynahan ayaa waxaa lagu doortay xubnaha guddiga fulinta ee maamulaya afarta sano ee soo socota waxaana guddoonka sare ee XSKC cod aqlabiyad ah loogu doortay Saciid Maxamuud Nuur [Mugaanbe].
Masuuliyiin ka kala socotay wasaarada isboortiga iyo guddiga Olombikada Soomaaliyeed...
Islam is the new religion in rebellious Mexican state Chiapas
More and more Mayan and Tzotzil people in the Mexican state Chiapas are becoming Muslims. It’s fifteen years since the Zapatista uprising in Chiapas and the region has undergone some profound changes. One of them is the emergence of Islam as a new religion in the state. The Muslim community, dominated by converted Mayans and Tzotzils , is slowly gaining ground.
By Jan-Albert Hootsen
Molino de...
Denmark: Qalin jabintii ardeyda dugsiyada sare ka dhamaysey magaalada Århus
Waxaa magaalada Århus ee Dalka denmark ka dhacay shirweyne lagu maamuusayey 50 sano guuradii ka soowareegtay maalintii ay Soomaaliya ka qaadatay xoriyadda gumaysigii xukumijirey. Sideynu wada ogsoonahay waxaa soo maray Africa gumeysi muddo dheer ku habsadey oo ka tegeywaddamadii ugu tabarta iyo tunka nooraa ee adduunka ku amar kutaaglaynayay xiligaasi.
Gumaysigaas ayaa aha amid xoog iyo amar kutaaglayn...