Home » Archive Maalinta March 12th, 2010
Somalia: President Sheikh Ahmed: The Man in the Mirror
By M. J. Farah
March 12, 2010
Sheikh SHARIF Sheikh Ahmed, a former Commander in Chief of the Islamic Courts Union (ICU), became the 7th President of Somalia on Saturday, January 31, 2009. During his presidential campaign, he promised to bring much-needed reconciliation to Somalia’s warring tribal factions. The Somali people held a degree of trust for him because he came from the religious community,...
Sheikh Shariif: Is-fahamkii Badda “Lagama hadli karo….
Sheikh Shariif oo Amaal Cali iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed Ka Qancin waayey Su’aal ku saabsanayd Heshiiskii Badda ee Xukuumadiisu la gashay Kenya oo ay London ku weydiisey Amaal Cali oo ka tirsan xisbiga Hanoolaato AKHRI/DHEGEYSI/VIDEO
AKHRI/DHEGEYSI/VIDEO
Read More →
Sheikh Shariif: Heshiiskii Badda Sida Baarlamaanku u diidey ayuu noqonayaa
(Heshiiskaas is-faham): baarlamaanka maadaama la dhex geeyey oo uu diidey ma rabno in baarlamaanka iyo xukuumadda dhexdooda uu buuq ka abuurmo, markaa sida baarlamaanku u diidey ayuu noqonayaa
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Kumeelgaarka, Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa oo booqasho ku tegey dalka Ingriiska (Maarso 8, 2010) halkaas oo ay kula kulmeen Jaaliyadda Soomaalida
Sheikh...
Taageer: Masjid laga dhisayo Magaalada Gaalkacyo
Aslaamu Alaykum waraxmatulaahi wabarakaatu
Walaalyaal waxaan rabanaa inaan usoo bandhigno walaalaha muslimiinta ah dhismaha masajidka salaaxudiin, hadii aan masaajidkaas kabixyo faafaahin waxaa ladhisay 1996
Halkan ka daawo sawirada Masjidka
Waxa uu ahaa masajidkii igu horeeyey ee dacwada kabilaabatay isga iyo dulqarnay
Walaalyaal mudo kabacdi masajidka dib uhabayn ayaa lagusameeyay taas oosabtay
Masjidka...