Home » Archive Maalinta March 2nd, 2010

G/X/ Xiriirka K/Cagta Salaad Gaab Oo Is Casilay Sheegayna Inuu Fashilmay Xiriirka

Mar 2, 2010
SYDNEY: Guddoomiye ku xigeenka Xiriirka Kubadda Cagta Salaad Macalin Maxamed {Salaad Gaab} ayaa markii ugu horeysay si weyn ugu hadlay khilaafaad xiriirka iyo sababahii dhaliyay isagoo qoraalkiisa ku soo qaatay waxyaabo badan oo uu sheegay inay ku dhaceen qaab lunsasho iyo adeegsi dano shaqsiyadeed. Haddaba Qoraalka uu na soo gaarsiiyay ayaa u qornaa sidan:-   Ugu horayntii waxan u tacsi u diriyaa... 
Halkudheg:

Odayaasha Dhaqanka Degmada Guriceel oo si kulul u beeniyay warar sheegay in la lunsaday mucaawinada hay,adda WFP.

Mar 2, 2010
Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha Dhaqanka Degmada guriceel iyo Maamulka Degmadaasi ayaa waxa ay si caro leh u beeniyeen warar warbaahinta qaar lagu qoray oo sheegayay in la bililaqaystay Raashinkii Mucaawinada ee Hay,adda WFP ugu tala gashay dadka barakacayaasha ah ee ku jira xeryaha ku yaala dagmadaasi iyo tuulooyinka hoosyimaada. ”Waa arin la yaab leh ayay yiraahdeen in dacaayad intaa la,eg warbaahinta... 
Halkudheg:

Buug: Bandhiga lagu qabtay Degmadda Qardho ( Sawiro/Warbixin)

Mar 2, 2010
Waxaa maantay (02/03/2010) Lagu qabtay Xarunta Dowladda Hoose ee Qardho, bandhiga lagu soo bandhigayey Buug Cusub oo ka hadlaya guud ahaan Taariikhada Qardho iyo Marxaladda ay haatan taagan tahay. Buug: Halkan ka akhri buugga oo ka kooban 62 bog Sawiro: Halkan ka daawo sawirada Xafaladii Bandhigga Buugga Ugu horey Waxaa lagu soo dhaweyey, Cusman Buux Cali Duqa Degmadda Qardho, oo in bandan ka hadlay... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...