Home » Archive Sannadka 2009
Why Somalia is in need of an effective Government | Dool
by: Abdullahi Dool
Amid the killings and the plethora of bad news trickling out of Somalia daily, once again for the second year running, Somalia has landed on top of Transparency International corruption index. The question on everybody’s mind should be: How did impoverished and stateless nation end up on top of this shameful index? There is a reason for this. We know the bulk of wealth donated...
Jaamacadda Nugaal iyo Doorka Qurba Joogta
NUGAAL UNIVERSITY
LAS’ANOD, SOOL County
Jaamacaddda Nugaal (NU) oo ay soo booqdeen xubno ka kala yimid Europe iyo North America
Iyadoo lagu jiro xiligii xagaaga ee qurbajoogta Somaliyeed ay fasax u iman jireen dalkooda hooyo. Ayaa waxaa si is dabajoog ah u imaanayey Jaamacadda Nugaal ee gobalka Sool, magaalo madaxda Laascaanood, macallimiin iyo aqoonyahannokala duwan oo ka kala yimid qurbaha ...
Qaybaha bulsha ee dagaalka soomaliya | Jaylaani
Qaybaha bulsha ee dagaalka soomaliya
Mahad dhamaanteed waxay u sugnaatay allaah.naxariis iyo nabad galyana ha ahaato nabigeenii suubanaa (scw).
Waxaan halkan ku yara iftiiminayaa wax ku saabsan dagaaladii ka socday soomaaliya ee lala galay maamulkii horre c/laaahi yuusuf iyo kan hadda socda ee shariif lugula jiro iyo dadka wada qaybahooda oo aynu kula saari karno 3qaybood
1-MUJAAHIDIIN
2-QABIILIYIIN
3-XUKUNDOONO
-MUJAAHIDIIN
Waa...
Dahabshiil – Shahaadooyin tababarka shuruucda
Shirkadda Dahabshiil oo Guddoonsiisey Shahaadooyin Dhammaystir Saraakiil dhamaystay Tababar Ku-dhaqanka Shuruucda Caalamiga ah ee Dhaqdhaqaaqa Lacagaha
Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil, Mne Cabdirashid Maxamed Siciid, ayaa guddoonsiiyey ku guddoonsiiyey xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay Hudheelka Maansoor, Hargeysa, shahaadooyin dhamaystir 21 sarkaal oo shirkadda ka tirsan...
Marka – Gabar yar oo gargaar degdeg ah u baahan
Walaalka Muslimka ahoo u gar gaar gabadhaan yar ee ku xanuunsanaysa Magaalada Marka
Gabar aad u da’a yar oo lau magacaabo Qadra Sheeq Cabdirasaaq ayaa ku xanuunsanaysa maaalada Marka ee gobolka Sh/Hoose, iyadoo gabadhaan uu xanuunka ka hayo uu soo gaaray xiligii gabadhaasi ay Hooyadeed dhalaysay oo markaasi aan si wanaagsan looga goyn Xudunta
Hooyada dhashay gabadhaan yar oo lagu magacaabo Samsam...
Mogadishu – displaced over 133000 people since 1 June 09
The conflict between insurgent groups and government forces in Mogadishu has displaced over 133,000 people, since 1 June 2009.1 (15 Jul)
99,000 people are reported to have left Mogadishu, these people went to:
37,000 to Afgooye settlements (25,000 to Ceelasha settlements, 7,200 to
Lafoole settlememts) (Shabelle Hoose)
18,000 to Shabelle Dhexe (6,000 to Jowhar)
8,000 to Galgaduud (4,000 to Ceel Dheer)
6,700...
PwCs Contract empowers – The Smartest Guys in the Room – Uluso
PwC’s Contract empowers “The Smartest Guys in the Room”[1] in Somalia
Mr. Mohamud M Uluso
mohamuduluso@gmail.com
Two weeks ago, in the midst of tragic deaths, destruction, and massive displacement of people caused by the fighting of two forces marketed as “terrorists-local and International” and “apostates with crusaders”, Somali websites reported without details the signing of contract...
Kaalmo lacageed ee Gabdhaha jaaliyada jarmalka
Gabdhaha jaaliyada jarmalka oo kaalmo Lacageed gaareysa $1000 soo geersiiyey barakacayaasha cusub ee martida u ah kuwii hore guryahooda uga cararay .
Sawirada Halkan ka daawo (GUJI)
Qaar ka mid ah gabdhaha jaaliyada jarmalka gaar ahaan magaalada bayer Munich ayaan soo garsiiyey barakacayaasha cusub eek u sugan inta u dhaxayso Muqdisho iyo afgooye gabdhahaas oo mar walba u taagan kaalmaynta dadka...
Goaankii baarlamaanka DFKMG ee heshiiska
Baarlamaanka DFKMG oo diidey heshiiska Badda AKHRI
Read More →
Dadka, dalka iyo Diinta Soomaaliya nabad bay doonayaan
NABADDU WAA LAMA HURAAN!
Dadka, dalka iyo Diinta Soomaaliya nabad bay doonayaan
Waxaa Qoray Xuseen Cabdi
hussein_abdi@hotmail.com
Waa lagama maarmaan nabaddu maxaa yeelay nabaddu waxay dan u tahay bini’aadamka oo dhan, bay’adda, badda iyo barriga intaba. Soomaaliya waxay ahaan jirtay meel barwaaqo ah oo lix biloodna roob ka da’o lix biloodna roob la’aan ah, waxay kaloo ahaan jirtay meel dadka...
Carmo vs Bosaso – Ciyaar xiiso badan
Ciyaar aad u xiisa badan oo ay iskaga Horyimadeen Magaalada Carmo iyo Bosaso oo ka dhacday Garoonka kubada Cagta ee Magaalada Carmo.
Sawirada Halkan ka daawo (GUJI….)
Ciyaar aad u xiisa badan ayaa shalay ka dhacday garoonka kubada Cagta ee Magaalada Carmo ciyaartaasi oo ahayd mid saxiibtinimo ah ayaa waxaa ay ku soo dhamaatay 1-2 waxaana guushu ay raacday oo 2da gool keensatay Kooxda kubada cagta...
Fadlan Caawi Ilmahan Yar oo ay madaxa Biyo uga Jiraan
Fadlan Caawi Ilmahan Yar oo ay madaxa Biyo uga Jiraan (Daawo Masawirada)
Sawirada iyo waraaqaha dukumiintiga halkan ka eeg (GUJI)
Kenya:-Dhamaan dadka Soomaaliyeed ee Muslinka ah khayrkana Jecel kuna nool dunida dacaladiisa waxaan ka codsaneynaa in ay alle dartiis u caawiyaan ilmahan yar ee aadka u xanuunsan oo ay madaxa biyaha uga jiraan waxna looga qaban karin dalka Kenya.
Suudi Ali waa halsano iyo...
Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan|Shaaciye
Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan iyo dhibaatada ay ku hayso ardayda dalkaas waxkabarata.
Mahad oo idil waxay u sugnaatay Allah abuuray koonka, cirkana taagay tiir la’aan. Naxariis iyo nabad galyo nabi Muxammad dushiisa ha ahaato.
Hordhac
Dalka Pakistan wuxuu ka mid yahay dalalka ardayda ugu badan ee Soomaaliyeed wax ka barato. Waxaana lagu qiyaasaa ardayda wax kabarata ku dhawaad 1000 arday oo dhigta...
Hingaad-saxaha afka-Soomaaliga|Maxamed Mursal
Hingaad-saxaha afka-Soomaaliga (Somali spell checker)Hingaad-saxahii ugu horeeyay ee afka-Soomaaliga oo la soo bandhigay
Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo dhammaan mujtamaca qora afka-Soomaaliga ugu bishaareyneynaa in uu soo baxay hingaad-saxahii (Spell checker) ugu horeeyay ee afka-Soomaaliga. Hingaad-saxahaas oo lagu isticmaalikaro barnaamijyada kumbuyuutarada sida, OpenOffice iyo Mozilla (sida Firefox)....
Agoonkii Dulmane iyo| Ing. Cibaar
Agoonkii Dulmane & Awowgii Dagane
Saddex sano ka hor ayay aheyd markii uu internetka ku faafay qoraal hal-abuur ah oo uu cinwaankiisu ahaa: Ariligu waa dhaxalkeygee, hayga iibin awoowe. Qoraalkaas oo ahaa warqad furan, waxuu ka socday agoon da’ yar oo magaciisu ahaa Dulmane , wuxuuna kula hadlayay odayaal uu ugu horreeyo awowgii Dagane oo xilligaas u ololeynayay sidii ciidamado shisheeye carrada...
XASARAD | Durraan
Maansadan aan ugu magac daray(XASARAD)waxaan sameeyey 11-05-09
ka dib markii dagaalo qaraar oo u dhaxeeya kooxa islaamiyiinta
iyo dawlada ku meel gaarka soomaaliya dagaal qaraar oo lagu hoobtay
uu ku dhex maray caasimadii soomaaliya ee mugdisho
taasoo qalabka warbaahintu ay kasoo tabinayaaan muuqaal aad u fool xun
isla markaana uu mugdi galay sansaankii nabada ee umada soomaaliyeed
baahida u qabtay,ayaan...
Gabay: Qiil maleh Qabyaalidi|Durraan
Gabaygan la yiraahdo Qiil maleh Qabyaalidi waxaan sameeyey markaan dib u xasuustay
sidii loo qaban qaabin jirey looguna qiiroon jiray xafladana loogu sameyn jirey maalmihii qaranimada
iyo xoriyada aan qaadanay oo ahayd 26kii juun iyo 1dii luuluyo oo israacday waqooyiga iyo koonfurta
soomaaliya oo ay noqdeen qaran midah oo taagan,sanadkii 1960kii, sidaas awgeed waxaan tabay inaan si guud loo samayn...
Somali lawmakers reject controversial maritime deal
Somali lawmakers reject controversial maritime deal between Kenyan and Somalia
www.chinaview.cn 2009-08-01 21:02:38
MOGADISHU, Aug. 1 (Xinhua) — The Somali parliament on Saturday overwhelmingly rejected a controversial maritime agreement signed between Somali government and Kenya last April.
The Memorandum of Understanding (MoU) was reached between the two coastal states in accordance with...
Minneapolis- Dalxiiska dhallinyarada da yarta
MACALIMIINTA ABUUBAKAR SADIIQ IYO WAALIDIINTA DHALINTA
DA’DA YAR OO DALXIIS KU QAATAY BEERTA MINNEHAHA PARK EE
MINNEAPOLIS
Sawiro ka fiirso halkan
Macaliinta iyo Maamulka abuubakar Sadiiq iyo Waalidiinta Dhalinta da’da yar
ee qurbaha ku koray ayaa Dalxiis ku qaatay
beer/jardiino ku Taala Minneapolis oo la yiraahdo Minneahaha Park waxay ahayd maalin ay
waalidiintu farxad la qaaten ilmaha...
Turkish Navy Commandos Seize Pirates Off Somalia
Turkish Navy Commandos Seize Pirates Off Somalia
By REUTERS
Published: July 31, 2009
ANKARA (Reuters) – Turkish navy commandos taking part in a NATO mission to combat piracy off the coast of Somalia captured seven pirates Friday, the military staff said, in the second operation of its kind in a week.
The pirates were taken as they were trying to hijack a boat in the Gulf of Aden. Last week, Turkish...
Faroole oo la kulmey shirkadaha shidaalka
Madaxweyne Farole oo la kulmey shirkadaha shidaalka
Sawirada Halkan ka daawo (GUJI)
Madaxweynaha DGPL Mud.Cabdiraxman Farole ayaa 22 July,2009 la kulmey saraakiil ka socota shirkada Range Resources iyo Africa Oil kaas oo ka dhacey Hotelka uu ka dagan yahay Sharjah ee wadanka Imaaraadka Carabta.
Kulankaan ayaa salka ku haysay dib-eegis maamulka cusub ku sameynayo heshiisyadii Xukuumadii Cadde Muse la...
Nabadda Iyo Muhimadda Islamku Siiyay
Nabadda Iyo Muhimadda Islamku Siiyay
24 July 2009
ilaahay ayaa mahad leh nabad galyo iyo naxariis rasuulkeena muxamad ah dushiisa ha ahaato.
intaa kadib waxaan rabaa inaan kahadlo muhimada ay nabaddu kuleedahay islaamka dhexdiisa oo an doonayo inan waxyar ka iftiimiyo,markaan sidaas leeyahayna uma jeedo inan la ogayn ama aan lagaranaynin ahmiyada nabadgalyadu leedahay ee waxaan isleeyahay sidi loo...
Sweden – Taageerida Nabad Loohelo Soomaaliya
Munaasabad Loogu Magacdaray Taageerida Nabad Loohelo Dalka Soomaaliya Oo Kadhacday Wadanka Sweden Gaar Ahaan Magalada SÖDERHAMN,
Haddaba Munaasabado lagu maamuusayay magalada Soderhamn ee Dalka Sweden waxaana ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee ee Soomaalida kudhqan magaladani Soderhaman,
Munasabada oo aay soo Agaasimeen Jaaliyada Soomaalida ee Soderhamn ayaa waxey oogu magac dareen Aan Tageerno...
Waa La Doogiye Yaan La Dacaroon | Amiin
Waa La Doogiye Yaan La Dacaroon.
Sanadkii 20-aad ayaa foodda la sii gelinayaa, Xaalka Soomaaliya waxa uu noqday mid ka sii liita halkii uu sanado ka hor joogay, taana ma aheyn wax la filayey oo waxaa la is lahaa waxbaa soo wanaagsanaan doona, balse arrintu waxay noqotay mid god ku sii dhaceysa, shacabkuna waxa uu taagan yahay Quus, haddana dadka qaar markaat la sheekeysato waxay hadal ku soo koobayaan...
Jadwalka cayaaraha Somali Week London 2009
London: Waxaa magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska lagu qabanayaa koob loogu magacdarey Somali Week 2009..
Koobkaas waxaa ka qayb qaadan doono kooxo ka dhisan dalka Ingiriiska iyo dalalka Sweden, Holand , Canada, isla markaana waxa iyana ka soo qayb gali doono ciyaartooydii hore kubada cagta dalka Soomaaliya, kuwaasoo ka kale iman doono dalal kale duwan.
Tartankaan ayaa lagu qaban doono garoon...




