Home » Archive Sannadka 2009
Qisadii Nabi Muuse iyo Khadir |Q-2aad
Qeybtii koowaad ee qormadaan waxaan ku soo bandhignay qisadii nabi Khadir iyo nabi Muuse oo aynu af soomaali ku tarjumnay. Qeybta labaadna waxaan ku soo qaadaynaa qayb ka mid ah faa’iidooyinka iyo cibrooyinka inoo ku sugan qisadaan qiimaha badan. Qisada waxaa ku jira cilmi iyo faa’iido badan oo aan hal maqaal lagu soo koobi Karin; sidaa darteed waxaan ka dhigaynaa labo qaybood, isla markaasna si...
Ra’iisul wasaaraha dawladda DFKMG oo Wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Aljazeera
RA’IISUL WASAARAHA DAWLADDA FEDERALKA KMG EE SOOMAALIYA, MUDANE DR. CUMAR CABDIRASHIID CALI SHARMARKE OO WAREYSI GAAR AH SIIYAY TELEFISHINKA ALJAZEERA
waxaa diyaariyay xafiiska afhayeenka dawladda federaalka kmg soomaaliya
mogadishu, oct. 21 2009 — siyaasadda dawladda ee dib u heshsiinta waa lagu guuleystay oo qaybo ka mid ah mucaraadka waxaa lala gaaray muwaafaqo inkasta oo ay jiraan qayb...
Xildhibaan Maxamed Cabdi Afey oo wada olole uu ku doonayo in magdhaw lagu siiyo dadkii ku waxyeeloobay dhibaatooyinkii ka dhacey NFD-dii todobaatameeyadii.
Halkan ka dhegeyso warka oo uu akhrinayo Saciid Anteeno (mp3)
Xildhibaan Maxamed Cabdi Afey oo ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa wada olole uu ku doonayo in magdhaw lagu siiyo dadkii ku waxyeeloobay dhibaatooyinkii ka dhacey NFD todobaatameeyadii.
Xildhibaanka oo u waramayey Star FM ayaa sheegay iney doonayaan baarlamaanka iney hor geeyaan sharci xad gudub ku ah ummadda gobolka ku nool iyo ummadda...
ETHIOPIA: Save The Oil
Save The Oil
October 12, 2009: The Ethiopian government is assuring oil companies that the Ogaden National Liberation Front (ONLF) does not have the military capabilities to threaten oil exploration and production operations in the Ogaden region. For the last two months ONLF spokespeople have issued statements warning foreign oil companies that they could suffer attacks on their Ogaden operations....
Muqdisho: Bank Casri ah oo islaami ah laga furey iyo Siminaar ku saabsan Xuquuqul Insaanka oo lagu soo gabagabeeyey iyo safiirka Somalida u fadhiya Indonesia oo…
– Muqdisho: Siminaar ku saabsan Xuquuqul Insaanka oo lagu soo gabagabeeyey Magaaladda Muqdisho
– Muqdisho: Bank Casri ah oo oo islaami ah laga furey
– Dajire Maxamuud Colow oo ka qayb galay beeridda dhirta ee difaaca deegaanka ee Indonesia
………..
Siminaar ku saabsan Xuquuqul Insaanka oo lagu soo gabagabeeyey Magaaladda Muqdisho
Waxaa Hotelka Ambaasadoor ee Magaaladda...
Hayadaha Amniga iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Marykanka | Abuukar Carmaan
Hayadaha Amniga iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Marykanka
Maqaalkan waxaa afka Ingariiska ku qoray Abuukar Carmaan. Waxaana tarjuntay Cabdiya Sheikh Axmed
Isagoo isku dayaayo in uu wanaajiyo xiriirka ku wajahan dunida Muslimka ah, ayuu Madaxweyne Obama sameeyey wax uusan horay u sameyn madaxweyne Mareykan ah.
Laga bilaabo khudbadiisii caleemasaarka oo uu xoogga ku saaray sidii loo dabcin lahaa...
“Sheekh Cabdulqaadir M Cabdullahi iyo Waxaan ku bartay?” Muxamad Idris
بسم الله الرحمن الرحيم
Sheekh Cabdulqaadir M Cabdullahi iyo Waxaan ku bartay?
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato.
Innaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun. Waxaa maanta xagga aakhiro inooka guurey Sheekh Cabdulqaadir Muxammad Cabdullaahi, Ilaahay waxaan uga baryeynaa inuu Jannaatul Firdoos ka waraabiyo, Eheladiisii iyo Asxaabtiisi iyo Muslimoontoo...
Maxay qabatay Towraddu & Maxaynnu Maantay Joognaa?
Kacaankii 21 Oktoobar ee 1969kii ayaa wuxuu ka mid ahaa Kacaamadii ka dhashay Afrika kaddib markii ay xornimadeedii ka qaadatay gumeystiyaashii reer Yurub ee mudada reer Xukumayey iyo Dowladihii ka dambeeyey ee ay ka Talinayeen Dadka Raydka ahaa ee lagu dhaliilayey inuu Xukunkoodu aad u Dabacsanaa ama uu ka Muuqday Musuq Maasuq, Soomaaliya ayaa waxay ku sugnayd Xaalad Murugsan iyadoo Madaxweynihii...
Isbitaalka Al-Qudus ee Muqdisho: Wiil si weyn ula xanuunsanaya Buro halis ku haysa
Isbitaalka Al-Qudus oo maanta soo Bandhigay wiil si weyn ula xanuunsanaya Buro
Qofkii wax haystow aan la tacaalno wiilkaas
Dr. C/llaahi Xuseen Cabdi oo ka mid ah dhaqaatiirta Qalliinka ee ka howlgala Isbitaalka Al-Qudus iyo Keeyseneey oo ku yaalla duleedyadda Muqdisho ayaa maanta soo bandhigay wiil 30-jir ah oo la il-daran bur xumaatay.
Wiilkan oo lagu magacaabo Shariif Aybakar Max’ed ayaa sheegay...
Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Heshiis Dhexmaray DFKMG iyo Shirkadda Price Water House Coopers Associates Africa Limit
Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka KMG Soomaaliya oo maanta yeeshay shir aan caadi aheyn
War ka soo baxay Xafiiska Afhayeenka Xukuumada
C/qaadir Maxamuud Walaayo
Mogadishu, October, 19, 2009——- shir aan caadi aheyn oo ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirada ee Dowladda Federaalka KMG Soomaaliya oo lagu qabtay xarunta Dowaladda ayaa waxaa Goluhu si buuxda ugu ansixiyay Heshiis Idaari...
Sheekh Daahir Aw Cabdi oo ka hadlay Geerida ku timid Dr C/qaadir Garre
Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa maanta Salaadii Duhur ee Magaalada Boosaaso waxa uu kalmad uu uga hadlayo Noloshii iyo dhaqankii Dr C/qaadir Maxamed Cabdalla ka jeediyay Masjidka Ramadaan .
Ugu horeyn waxa uu Sheekh Daahir ka hadlay wakhtigii ay si barteen iyo mudadii ay is yaqiineen ,wuxuuna Sheekh Daahir uu sheegay in xiligii ay is barteen isaga iyo Dr C/qaadir Maxamed Cabdalla ay ahayd 1974 wixii mudadaas...
Dr C/qaadir Garre oo saaka ku geeriyooday Jabuuti
Gudoomiyihii hore ee Jaamacadda Bariga Afrika ee Magaalada Boosaaso Dr. C/qaadir Maxamed Cabdalla ayaa saaka 8-dii subaxnimo ku geeriyooday Isbitaalka Djibouti Medical Center ee magaalada Jabuuti, isbitaalkaas oo shalay galinkii dambe la dhigay kadib markii uu wacyigu ka tagay.
Ilo goob joog ah ayaa Somalimirror u xaqiijiyay geerida Dr C/qaadir, waxa ay ilahaahis sheegen in shalay galankii dambe...
Qisadii nabi Muuse iyo Khadir|Q-1aad |Sh. Axmed C/samad
Bukhaari iyo Muslim baa ka wariyey Saciid Ibnu Jubeyr in uu yiri: Cabdullaahi Ibnu Cabbaas baan ku iri: Nawf Albikaaliy wuxuu ku andacoonayaa: in Muusaha raacey Khadir uusan ahayn Muusihii reer Banii Israa’iil, markaas buu yiri Ibnu Cabbaas: been buu sheegay cadawga Ilaahay!.
Ubay Ibnu Kacab baa ii sheegay in uu rasuulka (scw) ka maqlay isaga oo leh: Muuse ayaa ka dhex kacay reer Banii Israa’iil...
Ma laga yaabaa inay garwaaqsadaan? | Sh. Muxamad Idris
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato.
Maanta taariikhdu waa 18/10/2009. Waxaan Maqaalkan ku bilaabayaa inaan wax yar ka xusuusiyo akhristaha maqaalkii aan qoray 3/2/2009 (laba Maalin kadib markii loo doortay Sh. Sharif Sh. Axmad Madaxweynaha DKMG). Waxaa u dhexeeya maalintaas iyo Maanta 8 bilood iyo maalmo. Maqaalkaas oo aad loo fidiyey, waxaan filayaa inuu...
Sidee ayaa loo hormarin karaa adeegyada asaasisga ah? | Jooje
Sidee ayaa loo hormarin karaa adeegyada asaasisga ah?
(Fariin ku socota maamulka iyo dadweynaha Puntland)
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Kadibna iga gudooma salaanta qaaliga ah ee islaamka Asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaat.
Ummad waliba ee ku nool adduunkan waxaa jira arimo u ah asaasi, kuwaas oo wax walbaa laga...
Press Release: Freedom & Unity for Africa by Somali People’s Party (S.P.P)
Dear Brothers and Sisters, for centuries, Europeans dominated the African continent. The white man arrogated to himself the right to rule and to be obeyed by the non-white; his mission, he claimed, was to “civilize” Africa. Under this cloak, the Europeans robbed the continent of vast riches and inflicted unimaginable suffering on the African people.
All this makes a sad story, but now we...
Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in maamulkoodu abaabulato dagaal dhan ka ah maamulka Galmudug
MAAMULKA XIMAN IYO XEEB OO WAXBA KAMA JIRAAN KU TILMAAMAYEY WARARKA SHEEGAYA IN MAAMULKOODA UU ABAABULAYO DAGAAL DHAN KA AH MAAMULKA GALMUDUG EE KOONFURTA GAALKACYO.
Afhayeenka maamulka Ximan iyo Xeeb
Maxamed Cumar Hagafeey.
Maamulka ximan iyo Xeeb ee ka arimiya qaybo ka mid gobollada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa si xoog leh u beeniyey warar lagu faafiyey saxaafada Soomaalida...
Ururka Caawiye Foundation Trust oo Kaalin ka qaadatay Bad-Baadinta Wiil Yar oo ay meesha laga Saxaroodo ka xirneyd
Ururka Caawiye Foundation Trust oo Kaalin ka qaadatay Bad-Baadinta Wiil Yar oo ay meesha laga Saxaroodo ka xirneyd. 12/10/2009
Ururka Caawiye Foundation Trust oo ah Urur samafaleed waxbana ka qabtay baahida iyo dhibaatada ku habsatay bara kacayaasha soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhibaateysan magaalada muqdisho ayaa Bad baadiyay Wiil yar oo lixbilood jira oo ay kaxirneyd meesha laga saxaroodo islamarkaana...
Todobaadka Sportiga iyo soo Nooleynta Naadiyadii hore oo Xariga laga jarey
— Muqdisho: Todobaadka Sportiga iyo soo Nooleynta Naadiyadii hore oo maanta (Oct 17) Xariga laga jarey
— London, UK: Kooxda Heegan oo faro marnaan dhigtey kooxda Betroolka koobka Nabadda iyo soo noolaynta kooxihii hore.
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Cayarahaan loogu magaca daray todobaadka nabada iyo soo nooleynta naadiyadii hore waxaa ay ka socdaan Garoonka dugisga bolice –ka
Waxaa...
GAROOWE: Roobab ma hiigaan ah oo ka da’ay Gobolka Nugaal.
Roobab xoogan oo mahiigaan ah ayaa waxa ay xaleytoole ka da’een magaalada Garoowe ee caasumada dowlada puntland iyo degmooyinka kale oo ka tirsan gobolka Nugaal.
Roobabkan ayaa waxa ay saacado si xiriir ah uga da’ayeen magaalada garoowe iyo deegaanada ku xeyndaaban.
Roobabkan mahiigaanka ah ayaa ka mid ah roobabka dayrta waxa ayna khasaaro u geysteen aan aad u buurneyn dad ku dhaqan qeybo ka mid...
Gablan talo aduuneey|Dhaguuf
Nin aan u malaynayo inuusan waligii magaalo ka bixin baa waxaa laga hayaa indhihiii dhiman waayaa geel dhalaayana waa ku tusaan. Waxaan filayaa inaan ruuxna hore u suureysan in Shariif sheekh Axmed oran doono masaajida daroogaa caruurta lagu siiyaa. GABLAN TALO ADUUNEEY MAXAY GALABA HEER JOOGTEY.
Bal aan yara dul istaagno dhowrkan qodob oo ka mid ah qodbadii madaxweynaha.
Masaajida
Shaki kuma jiro...
Dagaal aan dhamaad lahayn, Umad aan Dantooda aqoon Iyo Dagaal ooge Danayste ah ayaa Dowlad la,aanta Sabab u ah
Waxaa soomaaliya mudo gaaraysa 31 sano marka laga soo bilaabo 1978kii Ayaa waxaa ka bilowday dagaal jabhadeed ka dib dagaalkii dowladii soomaaliya ee meleteriga ahayd iyo amxaarada ama wayaanada la gashay ka dib waxaa bilowday dagaalkii jabhadaha iyo beelihii mucaaradka noqday ee magacyada la baxay Sida jabhadii kowaad waxaan isku dayayaa inaan dhamaan jabhadaha magacyadoodii fasirno ama cadayo oo...
Maxaad uga soo horjeeda wanaaga iyo horumarka|Jooje
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadibna dhammaan akhristayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow iga gudooma salaanta islaamaka ah Asalaamu caleykum Waraxmatulaahi wabarakaat.
Ummad waxa uu horumarkeeda ku xiran yahay, marka ay dadkeedu diyaar u yihiin in ay horumaraan, laakiin waa waxaan dhici karin in ay hormarto...
Why President Sharif Failed to Cue Diaspora
The Somali Diaspora in North America have had a long awaited thrill and deepening phenomenon about how President Sharif goes through the transition period and midwife the hope and aspirations filled with the minds of Somalis across the globe. But upon visited us in Washington D.C. and in Minnesota, he failed to sell himself, and as a result, sat the pregnant mother (the country) to the theater...
Qaacidooyin Dahab ah!
DARIIQOOYIN MUHIIM AH OO KUU FUDUDAYNAYA XIFDINTA QUR’AANKA KARIIMKA AH
Walaalka/walaasha muslimka ahow, waxaad ogtahay fadliga weyn ee barashada iyo xifdinta qur’aanka kariimka ah, nabiguna csw, wuxuu yiri: (waxaa idinkugu kheyr badan ruuxa qu’aanka barta oo hadana dadka sii bara).
Hadaba, waxaan halkan idiinkugu soo gudbinayaa qaaciddooyin muhiim ah oo kaa kaalmaynaya sidii aad...




