Home » Archive Bisha August, 2009

Shariifku ma gacantuu ka salaamay mase qalbiga|Ugaasyare

Aug 6, 2009
Shariifku ma gacantuu ka salaamay mase qalbiga Mrs. Clinton.? Su’aashan ayaa igu dhalatay kadib markii kulan galabta dhex maray Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mrs. Clinton iyo Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ay iyaga oo wada qoslaya ka soo muuqdeen shaashadaha caalamka misana gacmaha is gashaday oo salaan isu dheeli tiran is geliyay gacanta Midig. Inkastoo Alle uun ogyahay, mida qalbiga balse... 

Kullankii Madaxwayne Sh. Shariif iyo Hillary Clinton maxaa ka soo baxay

Aug 6, 2009
Kullankii Madaxwayne Sh. Shariif iyo Hillary Clinton maxaa ka soo baxay? * Madaxwayne Shariif “Ibraahim Su’aasha aad I waydiisay waa raqiis”. Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka Hillary Clinton ayaa maanta Kullan ku yeeshay Magaaladda Nairobi, labadan Mas’uul ayaa ka wada hadlay xaalada dalka Soomaaliya iyo sidii xiriirka... 

New Technology Undermines Somaliland Election|Al-Mutairi

Aug 5, 2009
New Technology Undermines Somaliland Election The people and Government of Somaliland spend time, energy and money to the biometric voter registration to have free and fair election. The process continued for two years across Somaliland from Sool to Awdal regions. The world witnessed millions of Somalilanders in long queues for hours under blazing sun to redefine their identity as Somalilanders, after... 

Aqoontaydii Sayfta Banaanka|Muxyadiin

Aug 5, 2009
AQOONTAYDII SEEFTA IYO OORAAHDUU KA RUNSHEEGAY (allaha unaxariisto Warsame Cabdi Shirwac) WARSAME CABDI SHIRWAC “SEEFTA BANAANKA” Uma qaadan qalinka wax aan ka aheyn bal in aan qofnimadii Warsame Cabdi Shirwac, “rabbi jannadii haka waraabiyee” inta aan ka bartay idiinku bidhaamiyo halkan, anigoo kasoo bilaabaya dharaartii iigu horeysay arag iyo maqalba, ee ay indhaheygu ku dhaceen asagoo shir... 
Halkudheg: , ,

Haddaad Na Doorataan SLN|Suldan

Aug 5, 2009
Haddaad Na Doorataan! Qaybtii 1-aad Waa qoraal nooc cusub ah oo ku saabsan horukicinta maanka iyo qaabaynta nooca dowladeed ee dalkeennu u baahan yahay. Nidaam dowladeed oo kasta dadna fekerkeeda iyo horukicinteeda ayey keenaan, qaarna fulinteeda iyo hirgelinteeda ayay ka qayb qaataan. Qoraalkan oo ku soo beegmay xilli doorasho ka socoto Somaliland ayaan doonayaa in aan ku mudmudo maanka dhallinyarada... 

Taliyihii Ciidanka Booliiska PL oo xabad u dhintay

Aug 5, 2009
Garoowe: Taliyihii Ciidamada Booliiska Puntland Col. Muuse Axmed Saalax oo ku magac dheeraa “Muuse Juquraafi” ayaa Magaalada Garoowe caawa ku dhintay. Dhimashada Sarkaalkan ayaa waxaa kasoo baxaya warar is khilaafasan kadib markuu u dhintay xabad ku dhacay isagoo gurigiisa jooga. Col. Muuse dhimashadiisa ilaa hada war rasmi ah kama soo bixin maamulka Puntland, marka laga reebo in ay xaqiijiyeen... 

Clinton seeks to bolster Somalia’s weak government

Aug 5, 2009
By Sue Pleming NAIROBI (Reuters) – U.S. Secretary of State Hillary Clinton meets Somalia’s president on Thursday, showing U.S. support for a fragile government which is battling against militants including al Shabaab insurgents. Australian police said this week they had uncovered a plot to attack an army base in Sydney by men with alleged links to al Shabaab which Washington accuses of... 

Shippers fret over expected Somali piracy upsurge

Aug 5, 2009
* Monsoon to end soon, shippers braced for attacks * Military guards on ships unlikely given tight resources By Jonathan Saul LONDON, Aug 5 (Reuters) – Pirates are likely to step up attacks on ships off Somalia’s coast in coming months as the end of the monsoon season brings better weather, naval and shipping officials say. Deploying military personnel on vulnerable vessels may be the best... 

More charged with terrorism offences in Australia

Aug 5, 2009
* Australia may ban Somalia-based Islamist group * Charged man shouts out innocence in court * Arrests coincide with concern about radicalised Westerners * Government orders security review of military bases (Adds four more men charged, court quotes, background) By James Grubel CANBERRA, Aug 5 (Reuters) – Australian police charged four more men on Wednesday with planning to attack an army base... 

Wasiirka Warfaafinta PL oo ladilay

Aug 5, 2009
Wasiirka Warfaafinta maamul gobaleedka Putlanda oo goor dhow kooxo hubeysani ku dileen gudaha magaalada Galgacyo ee xaruta gobalka Mudug. Wasiirkii Warfaafinta ee maamul gobaleedka Putlanda Warsame Cabdi Cali (Seefta Banaanka) oo goor dhaweyd ay koox dabley ku toogteen waqooyiga magaalada Galkacyo. Wasiirka ayaa duhurnimadii maanta si gaadma ah loogu tootay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta... 

Jen. Dhuumaal oo hadlay

Aug 4, 2009
Dhuumaal “Anigu waan caafimaad qabaa, waqtigeygana dhaafi mayo” Iyadoo ay todobaadyadii la soo dhaafay qaar ka mid ah warbaahinta qoraalku daabaceen warar sheegaya in Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Yuusuf Xuseen Dhuumaal uu sariir ku aruuray qaarkoodna ay xuseen inuu ku geeriyooday dagaaladii ka dhacay Waqooyiga Muqdisho, ayaa waxaa maanta inoo suurta gashay inaan wareysi la yeelano Jeneraal... 

A Somali man was seriously hurt after his vehicle and a light-rail train crashed

Aug 4, 2009
A man was critically hurt Monday afternoon when the car he was driving and a light-rail train crashed in Minneapolis, Metro Transit said. Witnesses told police that the driver had gone around a crossing arm, Metro Transit spokesman Bob Gibbons said. The crash happened about 3:40 p.m. near E. 35th Street and Hiawatha Avenue as the car and train were headed south, Gibbons said. The car, a 1995 Honda,... 

Jihaadka Suuqa Madow ah|Warsame Gaabane

Aug 4, 2009
Jihaadka Suuqa Madow ah Waxa dadka xaq doonkaa lagu gartaa markii la hor dhigo qodob gar ah dib ayey u joogsadaan wayna gar qaataan. Dadka ahlul baadilkaana waa is maqiiqaan oo isla waynankoodaa denbi ku xanbaara (Haddii la yiraahdo alle ka cabso, islaweyni buu danbiga ugu sii bareera) Albaqara 206. Xadiithka rasuulkana csw wuxuu yiri : (haddii uu muran ama dood galo waa xadgudbaa) oo calaamadaha... 

Barnaamijkii Radio Xoriyo

Aug 4, 2009
Barnaamijkii Radio Xoriyo 03 August 2009. Ciidanka qalabkasida ee Xoreynta Ogadenya oo dagaalo ku naafeeyey ciidanka gumaysiga. Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo jidh-dil,xidhay,kufsi iyo hoob hanti ugaystay dad rayid ah. Gabadh ay ciidamada gumaysig itooya kufsadeen kadibna dileen. Shir sanadeedkii jaaliyadda bariga Africa-faraca Nairobi oo guul ku dhamaaday. Waraysi labo qaybood ah oo aan idiinka... 

Calankii Nabigeenu (scw) caynkee buu u ekaa|abdibashir

Aug 4, 2009
Calankii Nabigeenu (scw) caynkee buu u ekaa? Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Ilaahay ayaa mahad oo dhan iska leh. Naxariis iyo Nabadgelyo ha u sugnaadeen Nebi Maxamed (scw) iyo intii isaga raacday. Aamiin. Muran badan ayaa ka dhashay calanka madow ee ururada islaamiga ahi ay ka taagaan goobaha ay joogaan. Dad badan ayaa ka qarracma marka ay arkaan calankaas oo babanaya. Laakiin qaar kale ayaa ku farxa... 

Xalku Maanta Muxuu noqon karaa|Odowaa

Aug 4, 2009
Date: Agost 2, 2009 Ku: Cidda ay Khuseyso: Mushkiladda Soomaaliya? Hordhac Xalka maanta muxuu noqon karaa? Inta aynaan xalka iyo meesha uu naga jiro tilmaamin, bal aynu xoogaa dib u fiirino: 1. Sababihii keenay burburkii ku yimid dowladihii jirey 1960-1991?; jawaab gaaban haddii aan ka bixino (maamul xumo, ku saleysan – caddaalad darro iyo qabiil u adeegsi qarankii) 2. Sababihii fashiliyey – dowladihii... 

Calanka Madow ee Alshabaab|Bilaal

Aug 4, 2009
Calanka Madow ee Alshabaab xaguu kasoo jeedaa, Muxuuse ka turjumayaa?!! Ilaah baa mahadleh naxariis iyo nabad gelyo nabi muxamed korkiisay ahaatay, Intaa ka dib, Calanka madaw ee afargeeska ah isla markaasna ay dhexda kaga qorantahay kalmada tawxiidka oo khad cad ahi, waa calan waayadan dambe lagu yaqaano meelaha ay joogaan mujaahidiinta xarakada alshabaab, marka laga hadlayo gudaha Soomalida. Walaalahayga... 
Halkudheg:

Somali Week oo si rasmi ah London uga bilowday

Aug 4, 2009
Somali Week  2009 oo si rasmi ah maanta uga biloowday garoonka New River Staduim oo ku yaal waqooyiga magaalada London. Sawiro badan halkan ka daawo |Qaybta labaad ee sawirada daawo Waxaa galabta 8/4/09 magaalada London xaafada Totenham si rasmi uga furmay garoonka New River Stadium koobka Somali Week London 2009. Koobkaas oo ay ka qayb qaadanaya 12 kooxood oo kubadda cagta oo kale duwan oo Soomaali... 

Abbas maintains right to resistance

Aug 4, 2009
Mahmoud Abbas, the Palestinian president, has told Fatah activists that the Palestinian movement seeks peace with Israel, but that “resistance” remains a right. Abbas made his comments to more than 2,000 delegates at the opening of Fatah’s conference in Bethlehem, a three-day meeting seen by many as an opportunity to reform and rejuvenate the party. “Although peace is our choice,... 

Somali leader says US-Somalia meeting important

Aug 4, 2009
Somali leader says US-Somalia meeting important MOGADISHU, Somalia — Somalia’s president on Tuesday described his upcoming meeting with U.S. Secretary of State Hillary Rodham Clinton as a “golden chance” for his war-torn country. Clinton kicked off an 11-day Africa trip — her longest overseas journey to date as the top U.S. diplomat — by flying to Kenya where she was expected... 

A Victory for the Somali People|Dool

Aug 4, 2009
A Victory for the Somali People! On 1 August 2009, the Transitional Parliament has thrown out the ‘maritime misunderstanding’ between the TUG and the Kibaki Government in Kenya. Out of 347 Members of Parliament who were sitting at the time 334 have rejected the ‘misunderstanding.’ This is an astounding victory for the Somali people. It is also a victory for President Sharif Sheikh Ahmed... 

Shariif oo ka hadlay lakulankiisa Hillary

Aug 4, 2009
Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka sii hadlay kulanka uu la yeelan doono Hillary Clinton Madaxweynaha dowladda fadaralka Kumeelgaarka Soomaaliyeed Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka halday kulanka u la yeelan doono hillary Clinton, kulankaas ka dhaci doona magaalada Nairobi ee dalka Kenya ee lagu wado inay wada kulmaan xogayaha arimaha dibadda ee dalka Mareykanka Hillary Clinton iyo madaxweynaha Soomaaliya. Kadib... 

Waxay ila tahay|Cumar Bille

Aug 4, 2009
Maxamuud Cumar Bille oo ka hadlay isbedelka Puntland. Maxamuud Cumar Bille, oo ka tirsan dhalinyarada reer Puntland, oo ahaan jiray wariye caan ah isla markaasna ahaa nin aad uga faalooda arimaha gudaha ee Puntland markii gaar ahaan uu ka tirsanaa mucaaradka ayaa ka hadlay isbedelka Puntland. Maxamuud oo ka baxay bahda Saxaafada iyo waliba Siyaasada ayaan mudo lagu arag Internetka iyo shaashada siyaasada... 

INTERVIEW-Eritrea wants peaceful Somalia, denies meddling

Aug 4, 2009
* Sanctions threat against Eritrea will not work * Somali government doomed to fail * Now is the time for inclusive political dialogue By David Clarke NAIROBI, Aug 4 (Reuters) – Eritrea wants a peaceful and united Somalia and believes now is the best time in nearly two decades to foster genuine political dialogue involving all in the Horn of African nation, Eritrea’s information minister... 

Australian police arrested four men linked to a hardline Somali group on Tuesday

Aug 3, 2009
By Sonali Paul MELBOURNE (Reuters) – Australian police arrested four men linked to a hardline Somali group on Tuesday, charging them with planning a commando-style suicide attack on a military base and underlining that the country remains a target for Islamists. The four were arrested during dawn raids on 19 properties across the southern city of Melbourne after a seven-month investigation involving...